{"id":11912,"date":"2026-06-07T10:25:10","date_gmt":"2026-06-07T10:25:10","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11912"},"modified":"2026-06-07T10:25:10","modified_gmt":"2026-06-07T10:25:10","slug":"booliska-soomaaliya-oo-sheegsy-howlgal-wejigiisa-seddexaad-ee-hoowgalka-hub-ka-dhigista","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11912","title":{"rendered":"Booliska Soomaaliya oo sheegsy howlgal wejigiisa seddexaad ee hoowgalka Hub ka dhigista."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 7, June 2026 {CBB}<\/strong>Taliyaha Booliiska qeybta guud ee gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in hay\u2019adaha amniga caasimadda ay bilaabeen howlgal cusub oo uu ku tilmaamay \u201cqeybtii saddexaad\u201d ee howlgalada socda.<\/p>\n<p>Qoraal uu ku daabacay bartiisa Facebook ayuu ku yiri:<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_8_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>\u201cHay\u2019adaha amniga Caasimadda waxa ay bilaabeen howlgalka qeybtii saddexaad, Insha-Allah waxa uu ku soo dhammaan doono guul buuxda.\u201d<\/p>\n<p>Hadalka taliyaha ayaa kusoo beegmaya xilli ay isa soo tarayaan wararka sheegaya in ciidamo fara badan oo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ay caawa u dhaqaaqeen degmada Gubadley ee duleedka Muqdisho.<\/p>\n<p>Wararka ayaa tilmaamaya in ciidamadaasi ay bartilmaameed ka dhiganayaan xubno iyo ciidamo lagu tuhunsan yahay inay taageero u hayaan mucaaradka dowladda.<\/p>\n<p>Howlgalladan iyo dhaq-dhaqaaqyada ciidan ayaa kusoo aadaya iyadoo magaalada Muqdisho ay maalmihii lasoo dhaafay ka taagneyd xiisad siyaasadeed iyo mid amni oo u dhexeysa dowladda iyo siyaasiyiinta mucaaradka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 7, June 2026 {CBB}Taliyaha Booliiska qeybta guud ee gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in hay\u2019adaha amniga caasimadda ay bilaabeen howlgal cusub oo uu ku tilmaamay \u201cqeybtii saddexaad\u201d ee howlgalada socda. Qoraal uu ku daabacay bartiisa Facebook ayuu ku yiri: \u201cHay\u2019adaha amniga Caasimadda waxa ay bilaabeen howlgalka qeybtii saddexaad, Insha-Allah waxa uu ku soo dhammaan doono [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11913,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11912","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11912","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11912"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11912\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11914,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11912\/revisions\/11914"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11913"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11912"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11912"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11912"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}