{"id":11956,"date":"2026-06-07T15:45:03","date_gmt":"2026-06-07T15:45:03","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11956"},"modified":"2026-06-07T16:00:17","modified_gmt":"2026-06-07T16:00:17","slug":"ciwaan-musharraxiinta-kgs-oo-dalbaday-doorasho-xor-ah-baaqna-u-diray-guddoomiyaha-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11956","title":{"rendered":"Musharraxiinta KGS oo Dalbaday Doorasho Xor ah, Baaqna u Diray Guddoomiyaha Baarlamaanka"},"content":{"rendered":"<p><strong>NAxad 7, June 2026 {CBB}<\/strong><strong>BAYDHABO:<\/strong>Musharraxiinta xilka Hogaanka\u00a0 Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Cabdi Casiis Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari), ayaa si wadajir ah u sheegay in ay doonayaan in doorashada soo socota ay noqoto mid xor iyo xalaal ah.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Labada musharrax ayaa carrabka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in la helo doorasho daahfuran oo ku dhacda si caddaalad ah, si loo xaqiijiyo kalsoonida shacabka iyo xasiloonida siyaasadeed ee deegaannada Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Dhanka kale, musharraxiintan ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen musharraxiinta ka tirsan xisbiyada NPU iyo Karaama, kaas oo ay ku muujiyeen aragtidooda ku aaddan habraaca doorashada.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\"><em><strong>War-saxaafadeedkaas<\/strong> <\/em>ayaa sidoo kale lagu sheegay baaq loo diray Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), iyagoo ugu baaqay inuu iska casilo xilka uu hayo si loo hubiyo dhexdhexaadnimo iyo cadaalad inta lagu guda jiro doorashada.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, musharraxiinta Hogaanka ayaa ugu baaqay dhammaan dhinacyada ku lugta leh doorashada inay ka shaqeeyaan jawi nabdoon oo suurtagelin kara doorasho lagu kalsoonaan karo, taas oo horseedi karta hoggaan cusub oo ay ku mideysan yihiin shacabka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-11958\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/WhatsApp-Image-2026-06-07-at-6.40.22-PM-150x300.jpeg\" alt=\"\" width=\"409\" height=\"818\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/WhatsApp-Image-2026-06-07-at-6.40.22-PM-150x300.jpeg 150w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/WhatsApp-Image-2026-06-07-at-6.40.22-PM-767x1536.jpeg 767w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/WhatsApp-Image-2026-06-07-at-6.40.22-PM-210x420.jpeg 210w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/WhatsApp-Image-2026-06-07-at-6.40.22-PM-640x1282.jpeg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 409px) 100vw, 409px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-11957\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/WhatsApp-Image-2026-06-07-at-6.41.47-PM-300x172.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"172\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/WhatsApp-Image-2026-06-07-at-6.41.47-PM-300x172.jpeg 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/WhatsApp-Image-2026-06-07-at-6.41.47-PM-1024x588.jpeg 1024w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/WhatsApp-Image-2026-06-07-at-6.41.47-PM-768x441.jpeg 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/WhatsApp-Image-2026-06-07-at-6.41.47-PM-732x420.jpeg 732w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/WhatsApp-Image-2026-06-07-at-6.41.47-PM-640x367.jpeg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/WhatsApp-Image-2026-06-07-at-6.41.47-PM-681x391.jpeg 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/WhatsApp-Image-2026-06-07-at-6.41.47-PM.jpeg 1070w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>NAxad 7, June 2026 {CBB}BAYDHABO:Musharraxiinta xilka Hogaanka\u00a0 Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Cabdi Casiis Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari), ayaa si wadajir ah u sheegay in ay doonayaan in doorashada soo socota ay noqoto mid xor iyo xalaal ah. Labada musharrax ayaa carrabka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in la helo doorasho [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11957,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11956","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11956","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11956"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11956\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11962,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11956\/revisions\/11962"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11957"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11956"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11956"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11956"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}