{"id":11978,"date":"2026-06-08T09:20:30","date_gmt":"2026-06-08T09:20:30","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11978"},"modified":"2026-06-08T09:20:41","modified_gmt":"2026-06-08T09:20:41","slug":"5-qof-oo-soomaali-ah-oo-kasoo-muuqanaysa-koobka-adduunka-2026","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=11978","title":{"rendered":"5 qof oo Soomaali ah oo kasoo muuqanaysa Koobka Adduunka 2026"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 8, June 2026 {CBB}<\/strong>Koobka Adduunka 2026 ee la baasanayo 11ka June waxa ay Soomaaliya ku leedahay 5 xubnood oo afar kamid ah metalaya Dalal kala duwan halka kan shannaad uu yahay Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan oo Dalkiisa hooyo si toos ah uga socda.<\/p>\n<p>Tani waxa ay muujinaysaa sida ay Soomaaliya dib ugu laabanayso saaxada Kubadda Cagta maadaama muddo dheer ay ku dhex jirtay dagaallo sokeeye iyo xaalado kale oo adag kuwaas oo ka dhashay burburkii Dowladdii Dalka maamulaysay.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>1-Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan oo helay kalsoonida Xiriirka Kubadda Cagta ee CAF waxa uu usii gudbay Tartamada Caalamiga ah isaga oo ugu dambayn kamid noqday Garsooreyaasha loo xulay Koobka Adduunka ee 2026.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-110759\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Garsoore-Cartan.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1053px) 100vw, 1053px\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Garsoore-Cartan.jpg 1053w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Garsoore-Cartan-300x215.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Garsoore-Cartan-1024x732.jpg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Garsoore-Cartan-768x549.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"1053\" height=\"753\" \/><\/p>\n<p>2-Akram Afif, Waa xiddig metalaya xulka qaranka Qatar, inkasta oo aanay sannadkaan ugu horrayn ka qaybgalka Koobka Adduunka balse waa ciyaaryahan asal ahaan kasoojeeda Soomaaliya balse Dalkaas metalaya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-110760\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Akram-Afif.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Akram-Afif.jpg 1200w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Akram-Afif-300x200.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Akram-Afif-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Akram-Afif-768x512.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"800\" \/><\/p>\n<p>3-Anis Ben Slimane, ciyaaryahankaan Khadka Dhexe ee xulka Denmark waxa uu asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya, waxaa dhashay Hooyo Tuniisiyaan ah, waxa uu dhalashada ka qaatay Dalka uu metalayo ee Denmark.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-110761\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Anis-Ben-Slimane.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Anis-Ben-Slimane.jpg 1440w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Anis-Ben-Slimane-300x200.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Anis-Ben-Slimane-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Anis-Ben-Slimane-768x512.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" \/><\/p>\n<p>4-Taha Ali, Garabka Weerarka ee Sweden loona badinayo in uu yahay ciyaaryahankii ugu horreeyay ee Soomaali ah oo xirta funnaanadda Xulka Qaranka Dalkaas asal ahaan waa Soomaali waxaana uu ku dhashay Dalkaas uu metalayo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-110762\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Taha-Ali.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Taha-Ali.jpg 1200w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Taha-Ali-300x193.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Taha-Ali-1024x657.jpg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Taha-Ali-768x493.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"770\" \/><\/p>\n<p>5-Mukhtaar Ali, Ciyaaryahanka mashiinka Khadka Dhexe ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya inkasta uu ku dhashay Dalkaas haddana asal ahaan waa Soomaali metalaya Waddankaan Carbeed ee Koobka Adduunka 2026 ka qaybgalaya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-110763\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Mukhtar-Ali.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Mukhtar-Ali.jpg 1200w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Mukhtar-Ali-300x203.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Mukhtar-Ali-1024x694.jpg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Mukhtar-Ali-768x520.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"813\" \/><\/p>\n<p>Tani waa mid ku dhiirragelinaysa dhallinyarada Soomaaliyeed ee doonaysa in ay horumar ka sameeyaan Kubadda Cagta, sidoo kale waa u fursad naadiyaasha kala duwan ee gudaha Dalka si ay u soosaaraan ciyaartoy wanaagsan oo xulka meel fiican geeya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 8, June 2026 {CBB}Koobka Adduunka 2026 ee la baasanayo 11ka June waxa ay Soomaaliya ku leedahay 5 xubnood oo afar kamid ah metalaya Dalal kala duwan halka kan shannaad uu yahay Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan oo Dalkiisa hooyo si toos ah uga socda. Tani waxa ay muujinaysaa sida ay Soomaaliya dib ugu laabanayso saaxada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":11979,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[25,1],"tags":[],"class_list":["post-11978","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-ciyaaraha","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11978","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11978"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11978\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11981,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11978\/revisions\/11981"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11979"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11978"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11978"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11978"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}