{"id":12044,"date":"2026-06-09T10:29:16","date_gmt":"2026-06-09T10:29:16","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12044"},"modified":"2026-06-09T10:29:16","modified_gmt":"2026-06-09T10:29:16","slug":"fifa-oo-caddeysay-mowqifkeeda-rasmiga-ah-ee-kiiska-garsoore-cumar-cabdqaadir-cartan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12044","title":{"rendered":"FIFA Oo Caddeysay Mowqifkeeda Rasmiga Ah Ee Kiiska Garsoore Cumar Cabdqaadir Cartan."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 9 June 2026 {CBB}<\/strong>FIFA ayaa xaqiijisay in Cumar Cartan uusan ka qayb geli doonin tababarka &amp; dhexdhexaadinta ciyaaraha Koobka Adduunka 2026, taasi oo la xiriirta dal ku galka Mareykanka.<\/p>\n<p>FIFA ayaa sheegtay inaysan faragelin ku sameyn habraacyada socdaalka iyo bixinta fiisooyinka, maadaama arrimahaasi ay hoos yimaadaan awoodda dalka martigelinaya tartanka.<\/p>\n<p>FIFA waxay sheegtay in, sida tartamadii hore, dowladda dalka martigelinaya ay leedahay go\u2019aanka ugu dambeeya ee ku saabsan cidda la siinayo fiisaha iyo cidda loo oggolaanayo inay dalka gasho.<\/p>\n<p>Taas macnaheedu waa in go\u2019aanka ku saabsan gelitaanka Cumar Cartan ee Mareykanka uu gacanta ugu jiro maamulka Mareykanka, ee aanu ahayn FIFA.<\/p>\n<p>Cumar Cabdulkadir Artan walaalkay waad dadaashay hambalyo, caawa adduunka oo dhan ayaa arrintaada laga hadal hayaa, malaayiin qof ayaa ka dhiidhiiyay caddaalad darrada lagugu sameeyay laakiin ha niyad jabin insha ALLAAH, halkaas ka sii wad horumarka aad tiigsanayso.<\/p>\n<p>Reer Muqdisho beri Cartan yaan loo kala harrin in la soo dhaweeyo, waa halyeey la ciillay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 9 June 2026 {CBB}FIFA ayaa xaqiijisay in Cumar Cartan uusan ka qayb geli doonin tababarka &amp; dhexdhexaadinta ciyaaraha Koobka Adduunka 2026, taasi oo la xiriirta dal ku galka Mareykanka. FIFA ayaa sheegtay inaysan faragelin ku sameyn habraacyada socdaalka iyo bixinta fiisooyinka, maadaama arrimahaasi ay hoos yimaadaan awoodda dalka martigelinaya tartanka. FIFA waxay sheegtay in, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12045,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[25,1],"tags":[],"class_list":["post-12044","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-ciyaaraha","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12044","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12044"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12044\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12046,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12044\/revisions\/12046"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12045"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12044"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12044"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12044"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}