{"id":12053,"date":"2026-06-09T10:34:06","date_gmt":"2026-06-09T10:34:06","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12053"},"modified":"2026-06-09T10:34:06","modified_gmt":"2026-06-09T10:34:06","slug":"maraykanka-midowga-yurub-midowga-afrika-jaamacadda-carabta-oo-ku-baaqay-in-lasoo-afjaro-colaadda-kataagan-suudaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12053","title":{"rendered":"Maraykanka, Midowga Yurub, Midowga Afrika &#038; Jaamacadda Carabta oo ku baaqay in lasoo afjaro Colaadda kataagan Suudaan"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 9 June 2026 {CBB}<\/strong>War ay si wadajir ah usoo saareen Maraykanka, Midowga Yurub, Ururka Midowga Afrika iyo Jaamacadda Carabta ayaa dhinacyada Suudaan ku dagaalamaya loogu baaqay in ay si wadajir ah usoo afjaraan colaadda ka dhaxeysa tan iyo April 2023.<\/p>\n<p>Bayaanka ayaa lagu sheegay in ay dhinacyadaan taageerayaan howlaha geeddi socodka Nabadda Suudaan si meesha looga saaro colaadda la degtay horumarka dalkaas isla markaana sababtay in dad badan ay isaga tagaan Dalkooda.<\/p>\n<p>Wadahadallada dhinacyada Siyaasadda isku haya ayay ku tilmaameen uu yahay tiir adag oo lagu xoojinayo dhinaca Nabadda, sidaas awgeed waxa ay ku bogaadiyeen in ay wadahadlaan oo weliba is faham guul leh ka gaaraan wadaxaajoodkooda.<\/p>\n<p>Dagaalka Sokeeye ee Suudaan waxa uu galaaftay nolosha Dad badan oo u dhashay Dalkiisa, waxaa ku barakacay kumannaan qof halka burbur xooggan uu soo gaaray Dhul baaxad weyn oo ay ugu horrayso Caasimadda Dalkaas ee Khartuum.<\/p>\n<p>Marar kala duwan waxaa fashilmay dedaallo nabadeed oo lagu soo afjarayo colaadda Jamhuuriyadda Suudaan balse dhanba dhanka kale waxa uu ku eedeeyay mas\u2019uuliyadda fashilkaas iyada oo aanay ka marnayn gacmo shisheey<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 9 June 2026 {CBB}War ay si wadajir ah usoo saareen Maraykanka, Midowga Yurub, Ururka Midowga Afrika iyo Jaamacadda Carabta ayaa dhinacyada Suudaan ku dagaalamaya loogu baaqay in ay si wadajir ah usoo afjaraan colaadda ka dhaxeysa tan iyo April 2023. Bayaanka ayaa lagu sheegay in ay dhinacyadaan taageerayaan howlaha geeddi socodka Nabadda Suudaan si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12054,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-12053","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12053","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12053"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12053\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12056,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12053\/revisions\/12056"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12054"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12053"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12053"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12053"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}