{"id":12057,"date":"2026-06-09T10:35:14","date_gmt":"2026-06-09T10:35:14","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12057"},"modified":"2026-06-09T10:35:14","modified_gmt":"2026-06-09T10:35:14","slug":"wasaaradda-cayaaraha-soomaaliya-ayaa-ka-hadashay-sababta-is-hor-istaag-ugu-sameeyay-maraykanka-garsoore-cumar-cartan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12057","title":{"rendered":"Wasaaradda Cayaaraha Soomaaliya ayaa ka hadashay sababta is hor istaag ugu sameeyay maraykanka Garsoore Cumar Cartan"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 9 June 2026 {CBB}<\/strong><\/p>\n<p>Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Dhallinyarada &amp; Cayaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay dedaalladii kala duwanaa ee Dowladdu gelisay sidii Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan looga hor wareejin lahaa caqabadda diidmada Maraykanka.<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa sheegtay in dedaallo badan ay bixisay iyada oo kaashatay Wasaaradda Arrimaha Dibadda &amp; Iskaashiga Caalamiga ah XFS, Madaxtooyada Soomaaliya, Maraykanka &amp; FIFA balse ay guuldaraysteen dedaalladaas.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n<p>Garsoore Cumar Cartan ayay ku bogaadisay dulqaadka uu u muujiyay caqabadda kahor istaagtay ka qaybgalka Koobka Adduunka ee 2026 maadaama markii uu gaaray Maraykanka laga hor istaagay in uu gudaha Dalkaas galo dibna looga soo celiyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 9 June 2026 {CBB} Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Dhallinyarada &amp; Cayaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay dedaalladii kala duwanaa ee Dowladdu gelisay sidii Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan looga hor wareejin lahaa caqabadda diidmada Maraykanka. Wasaaradda ayaa sheegtay in dedaallo badan ay bixisay iyada oo kaashatay Wasaaradda Arrimaha Dibadda &amp; Iskaashiga Caalamiga ah XFS, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12058,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[25,1],"tags":[],"class_list":["post-12057","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-ciyaaraha","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12057","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12057"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12057\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12059,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12057\/revisions\/12059"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12058"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12057"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12057"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12057"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}