{"id":1206,"date":"2024-10-01T06:39:10","date_gmt":"2024-10-01T06:39:10","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1206"},"modified":"2024-10-01T06:39:30","modified_gmt":"2024-10-01T06:39:30","slug":"raiisul-wasaarihi-japan-oo-is-casilay-isagoona-kala-diray-galaha-wasiirada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1206","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaarihi Japan oo is casilay isagoona kala diray galaha wasiirada."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 01-Oct- 2024 {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha Japan Fumio Kishida ayaa aroornimadi hore ee Talaadada maana ah is casilay sidoo kalana kala diray golahiishii wasiirrada, tallabadaas oo waddada u xaareya in kursiga uu banneeyay uu ku fariisan doonto Shigeru Ishiba.<\/p>\n<p>Xoghayaha Golaha Wasiirrada, Yoshimasa Hayashi ayaa warbaahinta u sheegay, in is casilaadda Kishida iyo dhammaan wasiirada ay kasoo baxday kulan uu saaka la yeeshay golaha wasiirrada.<\/p>\n<p>Ninka la filayo in uu noqdo ra\u2019iisul wasaaraha cusub ee Japan, Shigeru Ishiba ayaa Jimcihi loo doortay guddoomiyaha Xisbiga Liberal Democrat-ka. Sida caadada ah, qofka noqdo hoggaamiyaha xisbul xaakimka Japan, ayaa soo dhisa xukumadda soo socota.<\/p>\n<p>Goor danbe oo Talaadada maanta ah ayaa lagu wadaa in xilka cusub ee Ishiba lagu xaqiijiyo cod uu u qaadi doono baarlamaanka. Golaha Baarlamaanka ayaa waxaa aqlabiyaddiisa heysta xisbiga uu madaxda u yahay. Isla Talaadada maanta ayaa lagu wadaa in Ishiba uu ku dhawaaqo golahiisa cusub ee wasiirrada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 01-Oct- 2024 {CBB}Ra\u2019iisul Wasaaraha Japan Fumio Kishida ayaa aroornimadi hore ee Talaadada maana ah is casilay sidoo kalana kala diray golahiishii wasiirrada, tallabadaas oo waddada u xaareya in kursiga uu banneeyay uu ku fariisan doonto Shigeru Ishiba. Xoghayaha Golaha Wasiirrada, Yoshimasa Hayashi ayaa warbaahinta u sheegay, in is casilaadda Kishida iyo dhammaan wasiirada ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1207,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-1206","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1206","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1206"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1206\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1208,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1206\/revisions\/1208"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1207"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1206"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1206"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1206"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}