{"id":12065,"date":"2026-06-09T10:45:11","date_gmt":"2026-06-09T10:45:11","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12065"},"modified":"2026-06-09T10:45:11","modified_gmt":"2026-06-09T10:45:11","slug":"madaxtooyada-soomaaliya-oo-markii-ugu-horraysay-ka-hadashay-dagaalkii-muqdisho-ku-dhexmaray-dowladda-xubno-katirsan-mucaaradka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12065","title":{"rendered":"Madaxtooyada Soomaaliya oo markii ugu horraysay ka hadashay dagaalkii Muqdisho ku dhexmaray Dowladda &#038; xubno katirsan Mucaaradka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 9 June 2026 {CBB}<\/strong>Afhayeenka Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Aadan Cali Xadaana oo ka hadlay dagaalkii dhawaan Magaalada Muqdisho ku dhexmaray Ciidanka Dowladda &amp; ciidamo ay wateen xubno katirsan Mucaaradka gaar ahaan Madaxweyne 7aad, Shariif Sheekh Axmed &amp; Ra\u2019iisul Wasaare hore ee Dalka, Xasan Cali Khayre.<\/p>\n<p>Xadaana ayaa sheegay in ay Villa Somalia ka xun tahay wixii dhacay maadaama uu ku dooday in loo fasaxay Mucaaradka in ay ku mudaharaadaan goobo loo cayimay si nabadgalyada dadka isku soo baxaya loo ilaaliyo sbalse si ka duwan la sameeyay hub ay lasoo baxeen xubnaha mucaaradka.<\/p>\n<p>Waxa uu difaacay go\u2019aanka Dowladda isaga oo ku tilmaamay in arrintaas lagu dhaqangelinayay xeerka Xakamaynta hubka oo horay u ansixisay Xukuumadda Dan-Qaran, waxa uu intaas ku daray Dowladdu ay waajib ku ahayd in ay ka jawaabto hubka waa weyn ee mucaaradku watay sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p><em><strong>\u201cDFS waxa ay u fasaxday in ay dibadbaxyo ku dhigtaan goobo loo cayimay balse arrintu waxa ay u rogeen in hub waa weyn loola soo baxo, Dowladdu gacmaha kama laabanayso arrintaas oo waxa ay dhaqangelinaysay xeerka xakamaynta hubka oo Xukuumaddu ansixisay\u201d<\/strong><\/em>\u00a0Sidaasi waxaa yiri Afhayeenka Madaxweynaha JFS, Cabdiraxmaan Aadan Cali Xadaana oo wareysi siiyay BBC.<\/p>\n<p>Villa Somalia ayaa iska fogaysay eedaha uga yimid dhinaca xubnaha Mucaaradka iyada oo todobaadkaan ay Hay\u2019adaha Ammaanka Dowladda Federaalka ay soo bandhigeen hub ay ku sheegeen in ay kusoo qabteen howlgallo hub uruurin ah oo ay ka sameeyeen Degmooyinka Cabdicasiis iyo Howlwadaag oo dagaalladaas ay ka dhaceen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 9 June 2026 {CBB}Afhayeenka Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Aadan Cali Xadaana oo ka hadlay dagaalkii dhawaan Magaalada Muqdisho ku dhexmaray Ciidanka Dowladda &amp; ciidamo ay wateen xubno katirsan Mucaaradka gaar ahaan Madaxweyne 7aad, Shariif Sheekh Axmed &amp; Ra\u2019iisul Wasaare hore ee Dalka, Xasan Cali Khayre. Xadaana ayaa sheegay in ay Villa Somalia ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12066,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12065","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12065","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12065"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12065\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12067,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12065\/revisions\/12067"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12066"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12065"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12065"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12065"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}