{"id":12093,"date":"2026-06-10T15:28:00","date_gmt":"2026-06-10T15:28:00","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12093"},"modified":"2026-06-10T15:28:00","modified_gmt":"2026-06-10T15:28:00","slug":"doorashada-hoggaanka-kgs-oo-ka-bilaabatay-baydhabo-iyo-shariif-xasan-oo-maqan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12093","title":{"rendered":"Doorashada Hoggaanka KGS oo ka bilaabatay Baydhabo iyo Shariif Xasan oo maqan"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco, 10 June 2026 {CBB}<\/strong>Doorashada hoggaamiyaha Koonfur Galbeed ayaa si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Baydhabo, iyadoo uu weli ka maqan yahay mid ka mid ah musharraxiinta ugu waaweyn, Shariif Xasan Sheekh Aadan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Cabdicasiis Maxamed Jawaari oo ka mid ahaa musharraxiinta cabashada ka qabay habsami-u-socodka doorashada ayaa gaaray hoolka doorashada, inkastoo wararku sheegayaan in shuruudihii iyo dalabaadihii ay hore u gudbiyeen isaga iyo Shariif Xasan aan waxba laga fulin.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arrintan ayaa sii xoojinaysa aragtida ay qabaan qaar ka mid ah dhinacyada siyaasadda ee ah in doorashadu u socoto jihadii ay dowladda federaalku doonaysay, iyadoo indhaha badankoodu ku jeedaan Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), oo ah musharrax dowladda ee guusha loo rabo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dhanka kale, wararka laga helayo gudaha hoolka doorashada ayaa sheegaya in uu dhacay buuq iyo gacan-ka-hadal kooban intii lagu guda jiray qaban-qaabada doorashada, inkastoo aan weli si rasmi ah loo faahfaahin sababta keentay dhacdadaas iyo khasaaraha ka dhashay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco, 10 June 2026 {CBB}Doorashada hoggaamiyaha Koonfur Galbeed ayaa si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Baydhabo, iyadoo uu weli ka maqan yahay mid ka mid ah musharraxiinta ugu waaweyn, Shariif Xasan Sheekh Aadan. &nbsp; Cabdicasiis Maxamed Jawaari oo ka mid ahaa musharraxiinta cabashada ka qabay habsami-u-socodka doorashada ayaa gaaray hoolka doorashada, inkastoo wararku sheegayaan in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12094,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12093","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12093","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12093"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12093\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12095,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12093\/revisions\/12095"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12094"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12093"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12093"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12093"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}