{"id":12096,"date":"2026-06-10T15:30:09","date_gmt":"2026-06-10T15:30:09","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12096"},"modified":"2026-06-10T15:30:09","modified_gmt":"2026-06-10T15:30:09","slug":"madaxweynaha-jamhuuriyadda-federaalka-soomaaliya-xasan-sheekh-maxamuud-ayaa-ku-wajahan-magaalada-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12096","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan Magaalada Jowhar"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco, 10 June 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan Magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad-Goboleedka HirShabeelle si uu u xarrig jaro mashaariic kala duwan oo laga hirgeliyay Magaaladaas.<\/p>\n<p>Ammaanka Magaalada Jowhar ayaa aad loo adkeeyay, waxaana Magaaladaas ku sugan wafdi hordhac u ah Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo la sheegay in xarrig jarka Mashaariicda kaddib kulamo halkaas ka samayn doonna.<\/p>\n<p>Magaalada Jowhar waxaa laga hirgeliyay Mashaariic kala duwan sida dhismaha Waddooyin iyo qaar kamid ah Xarumaha Dowlad-Goboleedka HirShabeelle, waxaana haatan lagu wadaa in si rasmi ah loo xarrig jaro.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco, 10 June 2026 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan Magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad-Goboleedka HirShabeelle si uu u xarrig jaro mashaariic kala duwan oo laga hirgeliyay Magaaladaas. Ammaanka Magaalada Jowhar ayaa aad loo adkeeyay, waxaana Magaaladaas ku sugan wafdi hordhac u ah Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12097,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12096","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12096","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12096"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12096\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12098,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12096\/revisions\/12098"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12097"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12096"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12096"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12096"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}