{"id":12109,"date":"2026-06-11T14:16:26","date_gmt":"2026-06-11T14:16:26","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12109"},"modified":"2026-06-11T14:16:26","modified_gmt":"2026-06-11T14:16:26","slug":"mareykanka-ayaa-ku-dhawaaqay-inuu-joojinayo-weerarada-lagu-qaado-iran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12109","title":{"rendered":"Mareykanka ayaa ku dhawaaqay inuu joojinayo weerarada lagu qaado Iran."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis, 11 June 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in weerarrada ay \u201cjoojin doonaan dhowaan\u201d kadib codsi ka yimid Iran.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Sida ay ku warrantay Fox News, Trump wuxuu wareysi ku sheegay inuu amar ku bixiyay in la hakiyo weerarro cusub oo ka dhan ah Iran kadib \u201cwicis taleefoon oo toos ah oo ka yimid Iran\u201d iyo codsi uu sameeyay mas\u2019uul sare oo dalkaasi ah.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dhanka kale, warbaahinta rasmiga ah ee ku dhow Ilaalada Kacaanka (IRGC) ee Iran ayaa si cad u diiday sheegashadaas, iyagoo ku tilmaamay \u201cbeen\u201d in Iran ay codsatay joojinta weerarrada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wariyaha Fox News ayaa sidoo kale sheegay in Trump uu ku xusay wicitaanka telefoonka ah in weerarro lagu qaaday gudaha Iran ay ku lug lahaayeen gantaallada Tomahawk oo lagu bartilmaameedsaday raadaarada difaaca, xarumaha difaaca, iyo hagidda diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Iiraan.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n<div class=\"addtoany_share_save_container addtoany_content addtoany_content_bottom\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis, 11 June 2026 {CBB}Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in weerarrada ay \u201cjoojin doonaan dhowaan\u201d kadib codsi ka yimid Iran. &nbsp; Sida ay ku warrantay Fox News, Trump wuxuu wareysi ku sheegay inuu amar ku bixiyay in la hakiyo weerarro cusub oo ka dhan ah Iran kadib \u201cwicis taleefoon oo toos ah oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12110,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-12109","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12109","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12109"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12109\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12111,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12109\/revisions\/12111"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12110"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12109"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12109"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12109"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}