{"id":12115,"date":"2026-06-11T14:21:21","date_gmt":"2026-06-11T14:21:21","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12115"},"modified":"2026-06-11T14:21:21","modified_gmt":"2026-06-11T14:21:21","slug":"kheyre-oo-dowladda-ku-eedeeyay-dhulboob-iyo-weerar-lagu-qaaday-shacab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12115","title":{"rendered":"Kheyre oo Dowladda ku eedeeyay \u201cDhulboob iyo Weerar lagu qaaday Shacab\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis, 11 June 2026 {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa qoraal uu ku daabacay bartiisa Facebook si kulul uga hadlay weerar maanta ka dhacay xaafadda Goleey ee degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Kheyre ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya inay ku lug leedahay waxa uu ku tilmaamay \u201cdhulboob iyo barakicin shacabka danyarta ah,\u201d isagoo sheegay in ciidamada dowladda ay weerar ku qaadeen dad rayid ah.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>\u201cWaxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoysaska shacabkii birimageydada ahaa ee taliska arxanlaawaha ah uu maanta ku weeraray xaafadda Goleey,\u201d ayuu yiri Kheyre.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu sheegay in ay jiraan dhimasho iyo dhaawac ka dhashay howlgalkaasi, isaga oo Alle uga baryay naxariis dadka dhintay iyo caafimaad kuwa dhaawacmay.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ayaa sidoo kale dhaliilay dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo sheegay in xukuumaddu ay horay u sheegtay inay joojisay dhulboobka, balse haddana ay wali waddo falal uu ku tilmaamay \u201cboob dhuleed, barakicin iyo gabood-fallo ka dhan ah shacabka.\u201d<\/p>\n<p>Kheyre ayaa sheegay in falalkaasi ay dhaawacayaan kalsoonida shacabka, horumarka dalka iyo dowladnimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhanka kale, dowladda Federaalka Soomaaliya weli kama aysan hadlin eedeymaha uu jeediyay Xasan Cali Kheyre ee la xiriira dhacdadii maanta ka dhacday degmada Cabdicasiis.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis, 11 June 2026 {CBB}Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa qoraal uu ku daabacay bartiisa Facebook si kulul uga hadlay weerar maanta ka dhacay xaafadda Goleey ee degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho. Kheyre ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya inay ku lug leedahay waxa uu ku tilmaamay \u201cdhulboob iyo barakicin shacabka danyarta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12116,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12115","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12115","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12115"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12115\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12117,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12115\/revisions\/12117"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12116"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12115"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12115"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12115"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}