{"id":1212,"date":"2024-10-01T06:45:30","date_gmt":"2024-10-01T06:45:30","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1212"},"modified":"2024-10-01T06:45:30","modified_gmt":"2024-10-01T06:45:30","slug":"sare-kac-ku-yimid-qiimaha-la-iibiya-dalaga-kasoo-goa-beeraha-magaalada-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1212","title":{"rendered":"Sare-kac ku yimid Qiimaha la iibiya Dalaga kasoo Go\u2019a beeraha Magaalada Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 01-Oct- 2024 {CBB}<\/strong>Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay si aad ah looga dareemay sicir barar xoogan oo dhinaca dalaga kasoo Go\u2019a dalka.<\/p>\n<p>Ganacsatada iyo Dadka danta yar ayaa siweyn u dareemay sicir bararka, kuwaas oo sheegay in uu saameyn ku yeeshay noloshooda, taas oo keentay dhaqaali yari soo wajahda.<\/p>\n<p>Hadaba qaar kamid Ganacsatada Magaalada Baydhabo oo ka hadlay qiimo kororka ku yimid dalaga kasoo go\u2019a dalka ee Magaalada Baydhabo ayaa u sababeeyay xirnaanshaha degaano badan oo hoostaga Magaalada Baydhabo iyo Isbaatooyin yaalla.<\/p>\n<p>Waxaa ay ka dalbadeen Madaxda ugu sareysa dowlad Goboleedka Maamulka Koonfur Galbeed inay arrintaan soo faro-geliyaan, isla markaana ay waxka qabtaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 01-Oct- 2024 {CBB}Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay si aad ah looga dareemay sicir barar xoogan oo dhinaca dalaga kasoo Go\u2019a dalka. Ganacsatada iyo Dadka danta yar ayaa siweyn u dareemay sicir bararka, kuwaas oo sheegay in uu saameyn ku yeeshay noloshooda, taas oo keentay dhaqaali yari soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1213,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1212","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1212","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1212"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1212\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1214,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1212\/revisions\/1214"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1213"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1212"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1212"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1212"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}