{"id":12127,"date":"2026-06-13T08:21:28","date_gmt":"2026-06-13T08:21:28","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12127"},"modified":"2026-06-14T08:23:37","modified_gmt":"2026-06-14T08:23:37","slug":"ciidama-kenya-oo-ka-hortagay-weerar-al-shabaab-aay-ku-qaaddeen-saldhig-ku-yaalla-mandheera","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12127","title":{"rendered":"Ciidama Kenya oo Ka Hortagay Weerar Al-Shabaab aay Ku Qaaddeen Saldhig Ku Yaalla Mandheera"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 13 June 2026 {CBB}<\/strong>Ciidamada ammaanka Kenya ayaa ka hortagay weerar habeenimo oo ay dagaalamayaal looga shakisan yahay Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ciidan oo ku yaalla degmada Lafey ee gobolka Mandheera.<\/p>\n<p>Saraakiisha ammaanka Kenya ayaa sheegay in koox hubeysan oo lagu qiyaasay ku dhowaad 10 dagaalyahan ay weerarka soo qaadeen, iyagoo rasaas ka furay meel qiyaastii 600 mitir u jirta saldhigga ciidamada.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_12_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Ciidamada ku sugnaa xerada ayaa si degdeg ah uga jawaabay weerarka, waxaana halkaasi ka dhacay iska horimaad hubeysan oo socday dhowr daqiiqo, ka hor inta aysan kooxdii weerarka soo qaaday dib uga gurin goobta.<\/p>\n<p>Wararka ayaa tilmaamaya in aanu jirin wax askar ah oo ku dhaawacmay ama ku dhintay weerarka, sidoo kalena aan waxyeello soo gaarin saldhigga la bartilmaameedsaday.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen ammaanka deegaannada ku dhow xadka Soomaaliya, isla markaana ay bilaabeen howlgallo lagu baadi-goobayo kooxdii fulisay weerarkaasi.<\/p>\n<p>Gobolka Mandheera oo ku teedsan xadka Soomaaliya iyo Kenya ayaa muddo dheer wajahaya weerarro iyo falal amni darro oo lala xiriiriyo Al-Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 13 June 2026 {CBB}Ciidamada ammaanka Kenya ayaa ka hortagay weerar habeenimo oo ay dagaalamayaal looga shakisan yahay Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ciidan oo ku yaalla degmada Lafey ee gobolka Mandheera. Saraakiisha ammaanka Kenya ayaa sheegay in koox hubeysan oo lagu qiyaasay ku dhowaad 10 dagaalyahan ay weerarka soo qaadeen, iyagoo rasaas ka furay meel [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12128,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-12127","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12127","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12127"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12127\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12130,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12127\/revisions\/12130"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12128"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12127"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12127"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12127"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}