{"id":12131,"date":"2026-06-13T08:24:13","date_gmt":"2026-06-13T08:24:13","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12131"},"modified":"2026-06-14T08:25:25","modified_gmt":"2026-06-14T08:25:25","slug":"wasiir-abbas-araghchi-heshiiska-lagu-gaarayo-xabbad-joojin-waarta-wuu-ka-dhow-yahay-sidii-hore","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12131","title":{"rendered":"Wasiir Abbas Araghchi \u201cHeshiiska lagu gaarayo xabbad-joojin waarta wuu ka dhow yahay sidii hore"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 13 June 2026 {CBB}<\/strong>Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Abbas Araghchi oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in heshiiska lagu gaarayo xabbad-joojin waarta ee dalkiisa uu la galayo Maraykanka uu hadda ka dhow yahay sidii hore sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Abbas Araghchi ayaa intaas ku daray in Tehran iyo Washington ay dhowr jeer isla jiheeyeen xabbad-joojin dhaqangashay muddo kooban balse caqabadda uu sida dhammaystiran uga dhaqangeli waayay ku sheegay Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Colaad &amp; Nabad ayuu tilmaamay in ay Iiraan garanayso marwelibana ay diyaar u tahay sidii ay u qaadi lahayd tallaab ku habboon hadba midkii lagus oo wajaho, waxa uu carrabka ku dhuftay in arrinta marinka Hormuz ay ku xiran tahay soo afjaridda colaadaha jira.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cHeshiiska lagu gaarayo xabbad-joojin waarta ee u dhaxeeya Iiraan &amp; Maraykanka hadda wuu ka dhow yahay sidii hore, waa haddii aan caqabad cusub la hordhigin\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Waxaa sidaasi yiri Wasiirka Arrimaha Dibadda Iiraan, Abbas Araghchi<\/p>\n<p>Maraykanka iyo Iiraan waxa ay dhowr jeer horay uwada galeen heshiisyo ay garwadeen ka ahaayeen Dalal ay ugu horreyso Pakistan balse wuxuu ka dhaqangali waayay dhinaca Israa\u2019iil oo burisay qaar kamid ah ballamadii lagu heshiiyay iyada oo duqaymo gaysatay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 13 June 2026 {CBB}Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Abbas Araghchi oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in heshiiska lagu gaarayo xabbad-joojin waarta ee dalkiisa uu la galayo Maraykanka uu hadda ka dhow yahay sidii hore sida uu hadalka u dhigay. Abbas Araghchi ayaa intaas ku daray in Tehran iyo Washington ay dhowr jeer isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12132,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-12131","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12131","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12131"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12131\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12133,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12131\/revisions\/12133"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12132"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12131"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12131"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12131"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}