{"id":12146,"date":"2026-06-14T08:33:30","date_gmt":"2026-06-14T08:33:30","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12146"},"modified":"2026-06-14T08:33:30","modified_gmt":"2026-06-14T08:33:30","slug":"maraykanka-iiraan-oo-manata-kala-saxiixanaya-heshiiska-lagu-soo-afjarayo-colaadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12146","title":{"rendered":"Maraykanka &#038; Iiraan oo manata kala saxiixanaya heshiiska lagu soo afjarayo colaadda"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 14 June 2026 {CBB}<\/strong>Maraykanka iyo Iiraan ayaa maanta kala saxiixanaya heshiis si dhammaystiran loogu wado in uu usoo afjaro c olaaddalabada Dal ee xooggaysatay 28kii Febaraayo ee sanadkaan kaddib markii duullaan culus lagu qaaday Xukuumadda Tehran.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa si cad u sheegay in heshiiska ay garwadeenka ka yihiin Pakistan, Qatar iyo Dalalka kale ee ku baxay xal u helista colaaddaas maanta qallinka lagu duugayo sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Donald Trump ma bixin faahfaahin la xiriirta qodobada lagu heshiiyay maadaama maalmihii u dambeeyay dalabaadka miiska saaran ay kamid ahaayeen qodobo culays ku ah Washington sida hab maamulka Hormuz iyo kuwo kale.<\/p>\n<p>Iiraan ayaa saacado kahor sheegtay in wadahadallada socda ay ku dhow yihiin kuwo lagu kala saxiixdo heshiisyo xabbad-joojin waarta, Tehran ayaa ka digtay in Israa\u2019iil ay samayso ficillo dhaawacaya heshiiskaas maanta qallinka lagu duugayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 14 June 2026 {CBB}Maraykanka iyo Iiraan ayaa maanta kala saxiixanaya heshiis si dhammaystiran loogu wado in uu usoo afjaro c olaaddalabada Dal ee xooggaysatay 28kii Febaraayo ee sanadkaan kaddib markii duullaan culus lagu qaaday Xukuumadda Tehran. Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa si cad u sheegay in heshiiska ay garwadeenka ka yihiin Pakistan, Qatar iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12147,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-12146","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12146","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12146"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12146\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12148,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12146\/revisions\/12148"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12147"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12146"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12146"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12146"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}