{"id":12167,"date":"2026-06-15T16:38:41","date_gmt":"2026-06-15T16:38:41","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12167"},"modified":"2026-06-15T16:38:41","modified_gmt":"2026-06-15T16:38:41","slug":"soomaaliya-iyo-masar-ayaa-kashiray-fulinta-heshiisyadii-ay-hore-u-wada-saxiixdeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12167","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Masar ayaa kashiray fulinta heshiisyadii ay hore u wada saxiixdeen."},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 15 june 2026 {CBB}<\/strong>Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cali Dhaay ayaa kulan gaar ah la yeeshay Wafdi sare oo ka socday Dowladda Masar, kuwaasi oo uu hoggaaminayo Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee J ee dalka Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika Maxamed Kariim Fu\u2019aad Shariif.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba dowladood ee la xiriira dhinacyada Amniga, Difaaca iyo Waxbarashada.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta labada dhinac ayaa carabka ku adkeeyay sida ay uga go\u2019an tahay sii xoojinta xiriirka walaaltinimo ee soo jireenka ah iyo iskaashiga istaraatiijiga ah ee ka dhexeeya Dowladdaha Soomaaliya iyo Masar.<\/p>\n<p>Sidoo kale, labada wadan ayaa isku afgartay in ay fuliyaan heshiisyada ay hore u wada saxiixdeen, kuwaasi oo la xiriira dhinacyada Amniga, Difaaca iyo Waxbarashada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 15 june 2026 {CBB}Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cali Dhaay ayaa kulan gaar ah la yeeshay Wafdi sare oo ka socday Dowladda Masar, kuwaasi oo uu hoggaaminayo Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee J ee dalka Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika Maxamed Kariim Fu\u2019aad Shariif. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba dowladood ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12168,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12167","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12167","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12167"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12167\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12169,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12167\/revisions\/12169"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12168"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12167"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12167"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12167"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}