{"id":12170,"date":"2026-06-15T16:40:10","date_gmt":"2026-06-15T16:40:10","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12170"},"modified":"2026-06-15T16:40:10","modified_gmt":"2026-06-15T16:40:10","slug":"deni-oo-daahfuray-kalfadhiga-58aad-ee-golaha-wakiillada-dg-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12170","title":{"rendered":"Deni oo daahfuray kalfadhiga 58aad ee Golaha Wakiillada DG Puntland"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 15 june 2026 {CBB}<\/strong>Hoggaamiyaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta daahfuray kalfadhiga 58aad ee Golaha Wakiillada Maamulkaas, waxa uu u jeediyay khudbad uu uga hadlay Amniga, Siyaasadda, Tababarka ciidamada, Doorashooyinka iyo qodobo kale.<\/p>\n<p>Waxa uu soo hadal qaaday khayraatka Dabiiciga ah ee Dowlad-Goboleedka Puntland ku jira, Deni ayaa tilmaamay in si ka madaxbannaan Dowladda Dhexe ee Federaalka ay ka faa\u2019iidaysan doonnaan sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cPuntland waxa ay xaq u leedahay in ay si madaxbannaan uga faa\u2019iidaysato khayraatkeeda haddii ay tahay Ganacsato Soomaaliyeed, kuwa Ajanabi ah &amp; Dowlado\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Waxaa sidaasi yiri Hoggaamiyaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni<\/p>\n<p>Dagaallada ka socda dhulka buuralayda iyo gaabista soo galay ayuu soo hadal qaaday, waxa uu Dowladda Federaalka ku eedeeyay in ay kasoo xirtay albaabada saaxiibada Caalamiga ah ee howlgalka qaybta kala ahaa iyo qaadista askarta dhaawaca soo gaaro.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cDowladda Federaalka waxa ay naga hor istaagtay Diyaaradaha lagu qaadayay Askarta dhaawaca ah &amp; Kaalmadii Militari ee Caalamiga ahayd\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Sidaasi waxaa yiri Hoggaamiyaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni<\/p>\n<p>Qaar kamid ah Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Puntland oo rabtay in ay Su\u2019aalo weydiiyaan Hoggaamiye Siciid Cabdullaahi Deni ayaa laga hor istaagay waxaana kaddib xarunta Baarlamaanka isaga baxay Deni iyo ilaaladiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 15 june 2026 {CBB}Hoggaamiyaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta daahfuray kalfadhiga 58aad ee Golaha Wakiillada Maamulkaas, waxa uu u jeediyay khudbad uu uga hadlay Amniga, Siyaasadda, Tababarka ciidamada, Doorashooyinka iyo qodobo kale. Waxa uu soo hadal qaaday khayraatka Dabiiciga ah ee Dowlad-Goboleedka Puntland ku jira, Deni ayaa tilmaamay in si ka madaxbannaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12171,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12170","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12170","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12170"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12170\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12172,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12170\/revisions\/12172"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12171"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12170"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12170"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12170"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}