{"id":12176,"date":"2026-06-15T16:42:55","date_gmt":"2026-06-15T16:42:55","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12176"},"modified":"2026-06-15T16:42:55","modified_gmt":"2026-06-15T16:42:55","slug":"maamulka-gobolka-banaadir-oo-maanta-imtixaanka-fasalka-8aad-ka-qaaday-45-kun-oo-arday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12176","title":{"rendered":"Maamulka Gobolka Banaadir oo maanta Imtixaanka fasalka 8aad ka qaaday 45 kun oo Arday"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 15 june 2026 {CBB}<\/strong>Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka billowday Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo Maamulka Gobolka Banaadir uu ka qaadayo Arday gaaraysa 46,225 Arday kuwaas oo ku galaya imtixaankaas maalmaha uu u soconayo 125 iskuul.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Janaraal Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa daahfuray Imitixaanka Shahaadiga ah ee fasalka 8aad (Dugsiga Dhexe) isaga oo Ardayda u rajeeyay in ay guullaystaan.<\/p>\n<p>Agaasimaha Waxbarashada Gobalka Banaadir ayaa Ardayda kula dardaarmay in ay u hoggaansamaan shuruucda loo dejiyay ee lagu soo baray Dugsiyadooda isla markaana ay xushmad u muujiyaan macallimiinta ilaalada ah iyo howlwadeennada kale.<\/p>\n<p>Maamulka Gobolka Banaadir ayaa mas\u2019uul ka ah Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Dhexe, waxaana amniga sugaya Ciidamo laga soo dhex xulay Booliiska kuwaas oo la geeyo goobaha loo asteeyay in Imtixaankaas lagu qaado.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 15 june 2026 {CBB}Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka billowday Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo Maamulka Gobolka Banaadir uu ka qaadayo Arday gaaraysa 46,225 Arday kuwaas oo ku galaya imtixaankaas maalmaha uu u soconayo 125 iskuul. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Janaraal Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa daahfuray Imitixaanka Shahaadiga ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12177,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12176","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12176","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12176"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12176\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12178,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12176\/revisions\/12178"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12177"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12176"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12176"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12176"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}