{"id":12195,"date":"2026-06-18T06:48:37","date_gmt":"2026-06-18T06:48:37","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12195"},"modified":"2026-06-20T07:32:34","modified_gmt":"2026-06-20T07:32:34","slug":"mareykanka-iyo-iiraan-oo-hab-digital-ama-elektaroonik-ku-saxiixay-heshiiska-is-afgaradka-ahaa-ee-lagu-joojinaayay-dagaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12195","title":{"rendered":"Mareykanka iyo Iiraan oo hab digital ama elektaroonik ku saxiixay heshiiska is-afgaradka ahaa ee lagu joojinaayay dagaalka."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 18, June 2026 {CBB} <\/strong>Mareykanka iyo Iiraan ayaa si wadajir ah hab digital ama elektaroonik ah u saxiixay heshiiska is-afgaradka ah ee lagu joojinayo dagaalka, sida uu waxyar ka hor xaqiijiyay afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda, Esmaeil Baghaei.<\/p>\n<p>Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Iiraan Esmaeil Baghaei ayaa xaqiijiyay in \u2018heshiiska nabadeed\u2019 ee lala galay Mareykanka ay labada dhinac si elektaroonik ah u saxiixeen, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda Iiraan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 18, June 2026 {CBB} Mareykanka iyo Iiraan ayaa si wadajir ah hab digital ama elektaroonik ah u saxiixay heshiiska is-afgaradka ah ee lagu joojinayo dagaalka, sida uu waxyar ka hor xaqiijiyay afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda, Esmaeil Baghaei. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Iiraan Esmaeil Baghaei ayaa xaqiijiyay in \u2018heshiiska nabadeed\u2019 ee lala galay Mareykanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12196,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-12195","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12195","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12195"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12195\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12197,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12195\/revisions\/12197"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12196"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12195"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12195"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12195"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}