{"id":12198,"date":"2026-06-18T06:49:00","date_gmt":"2026-06-18T06:49:00","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12198"},"modified":"2026-06-20T07:32:13","modified_gmt":"2026-06-20T07:32:13","slug":"golaha-wasiirrada-oo-cambaareeyay-booqashada-cirro-ee-gudaha-israel","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12198","title":{"rendered":"Golaha Wasiirrada oo cambaareeyay Booqashada Cirro ee gudaha Israel."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 18, June 2026 {CBB}<\/strong>Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si wadajir ah u cambaareeyay Safaaradda Maamulka Waqooyi Galbeed ay ka furteen magaalada Qudus ee la heysto.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed ka soo baxay kulanka Golaha Wasiirrada ayaa waxaa guddoomiyay Ra\u2019iisul wasaare Xame Cabdi Barre, waxaana laga dhageystay warbixinno la xiriira xaaladda guud ee dalka.<\/p>\n<p>\u201cGolaha Wasiirrada ayaa si adag u cambaareeyay tallaabadii uu Hoggaamiyaha Maamulka Somaliland ku tegay dhulka Falastiiniyiinta ee ay Israa\u2019iil xoogga ku haysato. Golaha ayaa xusay in tallaabadaasi ay si cad uga hor imaanayso Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, shuruucda caalamiga ah iyo mabaadi\u2019da dhowrista madaxbannaanida dalalka iyo xuquuqaha bulshooyinka dulman\u201d ayaa lagu yiri War-saxaafadeed ka soo baxay Golaha Wasiirrada XFS.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Golaha Wasiirrada ayaa boggaadiyay Guulaha ay gaareen Ciidamada Qalabka Sida gaar ahaan dagaalka ka dhanka ah AS ee ka socda qaar kamid ah gobollada dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 18, June 2026 {CBB}Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si wadajir ah u cambaareeyay Safaaradda Maamulka Waqooyi Galbeed ay ka furteen magaalada Qudus ee la heysto. War-saxaafadeed ka soo baxay kulanka Golaha Wasiirrada ayaa waxaa guddoomiyay Ra\u2019iisul wasaare Xame Cabdi Barre, waxaana laga dhageystay warbixinno la xiriira xaaladda guud ee dalka. \u201cGolaha Wasiirrada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12200,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12198","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12198","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12198"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12198\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12199,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12198\/revisions\/12199"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12200"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12198"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12198"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12198"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}