{"id":12208,"date":"2026-06-18T07:35:53","date_gmt":"2026-06-18T07:35:53","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12208"},"modified":"2026-06-20T07:37:05","modified_gmt":"2026-06-20T07:37:05","slug":"afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12208","title":{"rendered":"Afar dhalinyaro ah oo lagu eedeyay falal ka dhan ah anshaxa iyo akhlaaqda suuban oo lagu xiray Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 18, June 2026 {CBB}<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>Ciidanka Booliska Caasimadda, gaar ahaan Saldhigga C\/casiis, ayaa gacanta ku soo dhigay afar (4) eedaysane oo ku kacay falal ka dhan ah anshaxa iyo akhlaaqda suuban.<\/p>\n<p>Eedeysanayaashan ayaa barahooda bulshada ku faafiyay muuqaallo muujinaya dhaqan-xumo, kuwaas oo si toos ah uga hor imanaya dhaqanka suuban ee Islaamka iyo hab-dhaqanka bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Dhammaan eedeysanayaashu waxay haatan ku jiraan gacanta Booliska, waxaana ku socda baaris ballaaran oo dhinacyo badan leh, Marka baaristu dhammaato, waxaa loo gudbin doonaa maxkamadda awoodda u leh si sharciga loo waafajiyo.<\/p>\n<p>Ciidanka Boolisku waxay si adag ugu digayaan dhalinyarada in ay ka fogaadaan falalka anshaxa iyo akhlaaqda lidka ku ah, Qof kasta oo lagu helo falal dhaawacaya anshaxa iyo dhaqanka suuban waxaa laga qaadi doonaa tallaabo adag oo sharciga waafaqsan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2894 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-1-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1170px) 100vw, 1170px\" srcset=\"https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-1-1.jpg 1170w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-1-1-300x300.jpg 300w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-1-1-1024x1024.jpg 1024w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-1-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-1-1-768x768.jpg 768w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-1-1-696x696.jpg 696w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-1-1-1068x1068.jpg 1068w\" alt=\"\" width=\"1170\" height=\"1170\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2893 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-3.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1170px) 100vw, 1170px\" srcset=\"https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-3.jpg 1170w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-3-300x300.jpg 300w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-3-1024x1024.jpg 1024w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-3-768x768.jpg 768w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-3-696x696.jpg 696w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-3-1068x1068.jpg 1068w\" alt=\"\" width=\"1170\" height=\"1170\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2892 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1170px) 100vw, 1170px\" srcset=\"https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-2.jpg 1170w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-2-300x300.jpg 300w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-2-1024x1024.jpg 1024w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-2-768x768.jpg 768w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-2-696x696.jpg 696w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-2-1068x1068.jpg 1068w\" alt=\"\" width=\"1170\" height=\"1170\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2891 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1170px) 100vw, 1170px\" srcset=\"https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-1.jpg 1170w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-1-300x300.jpg 300w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-1-1024x1024.jpg 1024w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-1-768x768.jpg 768w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-1-696x696.jpg 696w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Afar-dhalinyaro-ah-oo-lagu-eedeyay-falal-ka-dhan-ah-anshaxa-iyo-akhlaaqda-suuban-oo-lagu-xiray-Muqdisho-1-1068x1068.jpg 1068w\" alt=\"\" width=\"1170\" height=\"1170\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 18, June 2026 {CBB}\u00a0Ciidanka Booliska Caasimadda, gaar ahaan Saldhigga C\/casiis, ayaa gacanta ku soo dhigay afar (4) eedaysane oo ku kacay falal ka dhan ah anshaxa iyo akhlaaqda suuban. Eedeysanayaashan ayaa barahooda bulshada ku faafiyay muuqaallo muujinaya dhaqan-xumo, kuwaas oo si toos ah uga hor imanaya dhaqanka suuban ee Islaamka iyo hab-dhaqanka bulshada Soomaaliyeed. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12209,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12208","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12208","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12208"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12208\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12210,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12208\/revisions\/12210"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12209"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12208"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12208"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12208"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}