{"id":12211,"date":"2026-06-18T07:37:14","date_gmt":"2026-06-18T07:37:14","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12211"},"modified":"2026-06-20T07:38:33","modified_gmt":"2026-06-20T07:38:33","slug":"soomaaliya-oo-cambaaraysay-safarka-madaxweyne-cirro-ee-israaiil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12211","title":{"rendered":"Soomaaliya oo cambaaraysay safarka madaxweyne Cirro ee Israa\u2019iil."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 18, June 2026 {CBB}<\/strong><strong>\u00a0<\/strong>Kulanka toddobaadlaha ee ay yeeshaan golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa qodobadii lagu soo bandhigay uu qayb ka ahaa safarka Madaxweynaha Somaliland ee Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyay, sida lagu yiri qoraal lasoo dhigay barta bulshada ee xafiiska ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u2018\u2019Golaha Wasiirrada ayaa si adag u cambaareeyay tallaabadii uu Hoggaamiyaha Maamulka Somaliland ku tegay dhulka Falastiiniyiinta ee ay Israa\u2019iil xoogga ku haysato.<\/p>\n<p>Golaha ayaa xusay in tallaabadaasi ay si cad uga hor imaanayso Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, shuruucda caalamiga ah iyo mabaadi\u2019da dhowrista madaxbannaanida dalalka iyo xuquuqaha bulshooyinka dulman.\u2019\u2019<\/p>\n<div class=\"addtoany_share_save_container addtoany_content addtoany_content_bottom\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 18, June 2026 {CBB}\u00a0Kulanka toddobaadlaha ee ay yeeshaan golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa qodobadii lagu soo bandhigay uu qayb ka ahaa safarka Madaxweynaha Somaliland ee Israa\u2019iil. Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyay, sida lagu yiri qoraal lasoo dhigay barta bulshada ee xafiiska ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya. \u2018\u2019Golaha Wasiirrada ayaa si adag [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12212,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12211","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12211","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12211"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12211\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12213,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12211\/revisions\/12213"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12212"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12211"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12211"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12211"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}