{"id":12221,"date":"2026-06-19T07:41:39","date_gmt":"2026-06-19T07:41:39","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12221"},"modified":"2026-06-20T07:56:52","modified_gmt":"2026-06-20T07:56:52","slug":"agaasimaha-nisa-oo-gaaray-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12221","title":{"rendered":"Agaasimaha NISA oo gaaray Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 19, June 2026 {CBB}<\/strong>Agaasimaha Hay\u2019adda Sirdoonka &amp; Nabadsugidda Qaranka, Mahad Maxamed Salaad wafdi uu hoggaaminayo ayaa duhurnimadii maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad-Goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Wafdiga Agaasime Mahad Maxamed Salaad waxa uu hordhac u yahay Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo maalmaha soo socda ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Ujeedka safarkooda waa la kulanka madaxda Dowlad-Goboleedka Galmudug iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada, waxa ay diiradda saari doonnaan howlaha la xiriira geeddi socodka Maamulkaas sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 19, June 2026 {CBB}Agaasimaha Hay\u2019adda Sirdoonka &amp; Nabadsugidda Qaranka, Mahad Maxamed Salaad wafdi uu hoggaaminayo ayaa duhurnimadii maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad-Goboleedka Galmudug. Wafdiga Agaasime Mahad Maxamed Salaad waxa uu hordhac u yahay Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo maalmaha soo socda ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb. Ujeedka safarkooda waa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12222,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12221","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12221","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12221"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12221\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12223,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12221\/revisions\/12223"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12222"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12221"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12221"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12221"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}