{"id":1231,"date":"2024-10-08T06:43:37","date_gmt":"2024-10-08T06:43:37","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1231"},"modified":"2024-10-08T06:43:37","modified_gmt":"2024-10-08T06:43:37","slug":"rw-xamsa-shirka-golaha-wadatashiga-weli-wuu-socdaa-madaxda-waxa-ay-ku-jiraan-wadatashiyo-muhiim-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1231","title":{"rendered":"RW Xamsa \u201cShirka Golaha Wadatashiga weli wuu socdaa, Madaxda waxa ay ku jiraan Wadatashiyo muhiim ah\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado\u00a0 08-Oct- 2024 {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in uu weli socdo Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo qodobo muhiim ah looga hadlayo.<\/p>\n<p>Wadatashi ayuu sheegay in ay dib ugu laabteen madaxda qaar ee shirkaan ka qaybgaleysa si ay usoo saldhigaan qodobada xasaasiga ah ee diiradda la saarayo sida Doorashada qof iyo codka ah ee Dalka la filayo in ay ka dhacdo.<\/p>\n<p>Xamsa ayaa tilmaamay in madaxda ka qaybgashay Shirka ay sameynayaan la tashiyo iyaga oo marka uu usoo dhammaado kaddib lasoo saari doonno go\u2019aamo iyo warmurtiyeed lagu caddeynayo waxyaabaha ay isku fahmeen sida uu hadalka uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cShirka Golaha Wadatashiga weli wuu socdaa, Madaxda kasoo qaybgashay waxa ay ku jiraan Wadatashiyo muhiim ah, marka uu soo dhammaado waxaa laga soosaari doonnaa go\u2019aamo iyo warmurtiyeed, Shirka haddii alle idmo waxa uu kusoo dhammaan doonnaa guul\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Ayuu yiri Xamsa Cabdi Barre, Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS.<\/p>\n<p>Waxa uu gunaanadkii sheegay Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre in loo baahan yahay in laga shaqeeyo midnimada iyo sidii loo gaari lahaa guullaha muhiimka ah si horumar muuqda looga sameeyo dhinacyada Amniga, Siyaasadda, Dhaqaalaha iyo kuwo kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado\u00a0 08-Oct- 2024 {CBB}Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in uu weli socdo Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo qodobo muhiim ah looga hadlayo. Wadatashi ayuu sheegay in ay dib ugu laabteen madaxda qaar ee shirkaan ka qaybgaleysa si ay usoo saldhigaan qodobada xasaasiga ah ee diiradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1232,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1231","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1231","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1231"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1231\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1233,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1231\/revisions\/1233"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1232"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1231"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1231"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1231"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}