{"id":12336,"date":"2026-06-22T09:11:47","date_gmt":"2026-06-22T09:11:47","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12336"},"modified":"2026-06-23T09:17:57","modified_gmt":"2026-06-23T09:17:57","slug":"wasiir-fiqi-waxaan-rabnaa-in-si-wayn-loo-dabbaaldego-si-loo-ogaado-in-ay-soomaaliya-nooshahay-waayo-cadaw-badan-ayaa-soo-hawaystay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12336","title":{"rendered":"Wasiir Fiqi \u201cWaxaan rabnaa in si wayn loo dabbaaldego si loo ogaado in ay Soomaaliya nooshahay, waayo cadaw badan ayaa soo hawaystay\u201d"},"content":{"rendered":"<div class=\"td_block_wrap tdb_single_content tdi_53 td-pb-border-top td_block_template_1 td-post-content tagdiv-type\" data-td-block-uid=\"tdi_53\">\n<div class=\"tdb-block-inner td-fix-index\">\n<p><strong>Isniin \u2018\u00a0 22 ;June 2026 {CBB}<\/strong>Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa soo jeediyay in dabbaaldegyo waa weyn loo sameeyo sannad guurada 66aad ee kasoo wareegtay markii Soomaaliya ay xorriyadda ka qaadatay Gumaystihii Talyaaniga &amp; Ingiriiska.<\/p>\n<p>Sidoo kale maalmahaan oo ku astaysan israacii Gobollada Koofurta &amp; Waqooyiga halkaasina ay ka dhalatay Jamhuuriyadda Soomaaliya, waxa uu ujeedka loo xoojinayo dabbaaldegga sannadkaan ku sheegay in uu jiro cadaw badan oo Dalka soo hamiyay.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_1_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Wasiir Axmed Macallin Fiqi ayaa tilmaamay in cadawdaas loo baahan yahay in la tusiyo in ay weli nooshahay Soomaaliya kana dhiidhinayso cid weliba oo damac kasoo kala kala qaybinteeda iyo faragelinteeda sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cSannad guurada 66aad waxaan rabnaa in si wayn loo dabbaaldego si loo ogaado in ay Soomaaliya nooshahay, waayo cadaw badan ayaa soo hawaystay, Israa\u2019iil garab ka raadinta iyo kuwa kale ee maalin weliba ku qayliya in ay wiiqaan awoodda Dowladda\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Sidaasi waxaa yiri Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Axmed Macallin Fiqi.<\/p>\n<p>Gobollada Waqooyiga ayaa madaxbannaani ka qaatay gumaystihii Ingiriiska 26kii June 1960, halka Koofurta isla sannaadkaas waa 1dii July (Luulyo) madaxbannaani ka heleen gumaystihii Talyaaniga waxaa isla xiligaas is raacay labada Gobol ee Waqooyi &amp; Koofur.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div class=\"addtoany_share_save_container addtoany_content addtoany_content_bottom\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin \u2018\u00a0 22 ;June 2026 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa soo jeediyay in dabbaaldegyo waa weyn loo sameeyo sannad guurada 66aad ee kasoo wareegtay markii Soomaaliya ay xorriyadda ka qaadatay Gumaystihii Talyaaniga &amp; Ingiriiska. Sidoo kale maalmahaan oo ku astaysan israacii Gobollada Koofurta &amp; Waqooyiga halkaasina ay ka dhalatay Jamhuuriyadda Soomaaliya, waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12337,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12336","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12336","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12336"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12336\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12338,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12336\/revisions\/12338"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12337"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12336"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12336"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12336"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}