{"id":12345,"date":"2026-06-22T09:23:12","date_gmt":"2026-06-22T09:23:12","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12345"},"modified":"2026-06-23T09:24:55","modified_gmt":"2026-06-23T09:24:55","slug":"raiisul-wasaarihii-ingiriiska-oo-iscasilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12345","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaarihii Ingiriiska oo iscasilay."},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin \u2018 22 ;June 2026 {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaarihii Boqortooyada Ingiriiska, Sir Keir Starmer ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkaas kaddib markii uu warbaahinta la hadlay iyada oo aad loo hadal hayay go\u2019aankaan la xiriira iscasiladdiisa.<\/p>\n<p>Keir ayaa sharaxay sababta uu isu casilay iyo jadwalka bannaynta xafiiska maadaama uu sugayo qofkii baddeli lahaa, waxa uu sheegay in go\u2019aankaan uu yahay mid uu gaaray isla markaana Xukuumaddiisu ka shaqayn doonto sidii xil gaarsiin usii ahaan lahayd.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\n<p>Starmer ayaa sheegay in 9ka July uu banneenayo xafiiska kuna wareejin doonno Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub oo laga sugayo Xukuumad iyo isbaddel siyaasadeed oo ka duwan kan Xukuumaddiisa sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<\/div>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Iscasilay waxa uu cadaadis kala kulmay guusha muhiimka ah uu gaaray Andy Burnham uu ku guuleystay doorashadii ku celiska ahayd ee Makerfield todobaadkii hore waana tan keentay in uu go\u2019aankaan qaato.<\/p>\n<p>Andy Burnham ayaa ah qofka ugu cadcad in uu qaban karo xilka Ra\u2019iisul Wasaaraha Ingiriiska, inkasta oo ay jiraan musharrixiin kale oo xisbigiisa ah balse waxa ay kusoo kala hari doonnaan doorasho maalmaha soo socda qabsoomaysa sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin \u2018 22 ;June 2026 {CBB}Ra\u2019iisul Wasaarihii Boqortooyada Ingiriiska, Sir Keir Starmer ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkaas kaddib markii uu warbaahinta la hadlay iyada oo aad loo hadal hayay go\u2019aankaan la xiriira iscasiladdiisa. Keir ayaa sharaxay sababta uu isu casilay iyo jadwalka bannaynta xafiiska maadaama uu sugayo qofkii baddeli lahaa, waxa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12346,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12345","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12345","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12345"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12345\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12347,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12345\/revisions\/12347"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12346"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12345"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12345"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12345"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}