{"id":12348,"date":"2026-06-22T09:25:07","date_gmt":"2026-06-22T09:25:07","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12348"},"modified":"2026-06-23T09:26:35","modified_gmt":"2026-06-23T09:26:35","slug":"ciidanka-boliiska-saldhigga-warta-nabadda-oo-gacanta-ku-soo-dhigay-eedeysane-xasan-cilmi-bootaan-oo-ku-eedeysan-fal-ka-dhan-ah-sharafta-iyo-karaamada-gabdhaha-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12348","title":{"rendered":"Ciidanka Boliiska Saldhigga Warta-Nabadda, oo gacanta ku soo dhigay eedeysane Xasan Cilmi Bootaan oo ku eedeysan fal ka dhan ah sharafta iyo karaamada gabdhaha Soomaaliyeed,"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin \u2018 22 ;June 2026 {CBB}<\/strong>Ciidanka Boliiska Caasimadda, gaar ahaan Saldhigga Warta-Nabadda, ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane Xasan Cilmi Bootaan oo ku eedeysan fal ka dhan ah sharafta iyo karaamada gabdhaha Soomaaliyeed, Eedeysanaha ayaa laga soo qabtay xarun uu ugu magac daray \u201cDugsiga Raaliyo\u201d, halkaas oo uu dhawaan ku baahiyay muuqaal uu ku sheegay in gabdho lagu heli karo si bilaash ah marka guri la iibsado.<\/p>\n<p>Falkaas anshax-xumada ah ee uu ku kacay eedeysanaha ayaa si cad uga hor imaanaya qiyamka bulshada, sharafta iyo karaamada haweenka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Eedeysanaha ayaa hadda ku jira gacanta Boliiska, waxaana ku socda baaritaan hordhac ah. Marka baaritaanku soo dhammaado, waxaa loo gudbin doonaa maxkamadda awoodda u leh dacwaddiisa.<\/p>\n<p>Sidoo kale Boliiska Caasimadda wuxuu uga digayaa shaqsiyaadka iyo kooxaha danaha gaarka ah leh ee ku gabanaya magaca difaaca xuquuqda haweenka, isla markaana faafinaya warar, eedeymo ama hadallo marin-habaabin ah oo dhaawacaya sumcadda Hay\u2019adaha Amniga iyo kalsoonida bulshada inay ka waantoobaan falalka noocaas ah.<\/p>\n<p>Qof kasta oo jeediya ama faafiya hadallo lagu carqaladeynayo amniga iyo kala dambeynta bulshada, laguna abuuro cabsi, qalqal iyo jahawareer dadweyne, waxaa laga qaadi doonaa tallaabooyin waafaqsan sharciga dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin \u2018 22 ;June 2026 {CBB}Ciidanka Boliiska Caasimadda, gaar ahaan Saldhigga Warta-Nabadda, ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane Xasan Cilmi Bootaan oo ku eedeysan fal ka dhan ah sharafta iyo karaamada gabdhaha Soomaaliyeed, Eedeysanaha ayaa laga soo qabtay xarun uu ugu magac daray \u201cDugsiga Raaliyo\u201d, halkaas oo uu dhawaan ku baahiyay muuqaal uu ku sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12349,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12348","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12348","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12348"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12348\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12350,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12348\/revisions\/12350"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12349"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12348"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12348"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12348"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}