{"id":12351,"date":"2026-06-22T09:38:01","date_gmt":"2026-06-22T09:38:01","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12351"},"modified":"2026-06-23T09:38:23","modified_gmt":"2026-06-23T09:38:23","slug":"madaxweyne-xasan-shiikh-oo-dallacsiiyay-min-hal-darajo-saraakiil-ka-tirsanaa-ciidanka-xds-oo-ku-geeriyooday-gobolka-jubbada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12351","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Shiikh oo dallacsiiyay min hal darajo saraakiil ka tirsanaa Ciidanka XDS oo ku geeriyooday gobolka Jubbada Hoose"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin \u2018 22 ;June 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha JFS ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Dr. Xasan Shiikh Maxamuud ayaa dallacsiiyay min hal darajo saraakiil ka tirsanaa Ciidanka XDS kuwaas oo ku shahiiday furimaha hore ee gobollada Jubbada Hoose iyo Baay iyagoo difaacaya midnimada iyo qaranimada dalka, kadib markii uu soo jeediyay Taliyaha Ciidanka XDS S\/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud. Saraakiishaas ayaa kala ah:-<\/p>\n<p>1. Shahiid Ex G\/le Dhexe Yoonis Aadan Xasan, Taliyihii hore ee Guutada 9-aad, Qaybta 60-aad Ciidanka Dhulka XDS, kaas oo loo dallacsiiyay darajada G\/le Sare.<\/p>\n<p>2. Shahiid Ex G\/le Cali Cadow Maxamed, Taliyihii hore ee Guutada 8-aad, Qaybta 60-aad Ciidanka Dhulka XDS, kaas oo loo dallacsiiyay darajada G\/le Dhexe.<\/p>\n<p>3. Shahiid Ex L\/X\/le Ibraahim Shuuriye Nuur, Taliyihii hore ee Hurinta Gaarka ah ee Danab Jubooyinka kaas oo loo dallacsiiyay darajada Dhamme.<\/p>\n<p>Dallacaaddan ayaa ku timid kadib markii Taliska Ciidanka XDS uu u aqoonsaday saraakiishan geesiyaal naftooda u huray qarankan, kuna shahiiday iyagoo difaacaya dalka, dadka, diinta iyo calanka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Taliyaha Ciidanka XDS S\/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa Alle SWT uga baryay saraakiishan in uu ka aqbalo shahaadadooda, kana waraabiyo Janatul Firdowsa.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3033\" src=\"https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Cali-Cadow.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1333px) 100vw, 1333px\" srcset=\"https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Cali-Cadow.jpg 1333w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Cali-Cadow-259x300.jpg 259w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Cali-Cadow-885x1024.jpg 885w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Cali-Cadow-768x889.jpg 768w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Cali-Cadow-1327x1536.jpg 1327w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Cali-Cadow-150x174.jpg 150w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Cali-Cadow-300x347.jpg 300w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Cali-Cadow-696x806.jpg 696w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Cali-Cadow-1068x1236.jpg 1068w\" alt=\"\" width=\"1333\" height=\"1543\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3032\" src=\"https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Ibraahin-Shuuriye.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1333px) 100vw, 1333px\" srcset=\"https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Ibraahin-Shuuriye.jpg 1333w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Ibraahin-Shuuriye-259x300.jpg 259w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Ibraahin-Shuuriye-885x1024.jpg 885w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Ibraahin-Shuuriye-768x889.jpg 768w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Ibraahin-Shuuriye-1327x1536.jpg 1327w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Ibraahin-Shuuriye-150x174.jpg 150w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Ibraahin-Shuuriye-300x347.jpg 300w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Ibraahin-Shuuriye-696x806.jpg 696w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Ibraahin-Shuuriye-1068x1236.jpg 1068w\" alt=\"\" width=\"1333\" height=\"1543\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3031\" src=\"https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Yoonis-Aadan-Hassan.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1333px) 100vw, 1333px\" srcset=\"https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Yoonis-Aadan-Hassan.jpg 1333w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Yoonis-Aadan-Hassan-259x300.jpg 259w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Yoonis-Aadan-Hassan-885x1024.jpg 885w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Yoonis-Aadan-Hassan-768x889.jpg 768w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Yoonis-Aadan-Hassan-1327x1536.jpg 1327w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Yoonis-Aadan-Hassan-150x174.jpg 150w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Yoonis-Aadan-Hassan-300x347.jpg 300w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Yoonis-Aadan-Hassan-696x806.jpg 696w, https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/Yoonis-Aadan-Hassan-1068x1236.jpg 1068w\" alt=\"\" width=\"1333\" height=\"1543\" \/><\/p>\n<div class=\"addtoany_share_save_container addtoany_content addtoany_content_bottom\"><\/div>\n<div class=\"addtoany_share_save_container addtoany_content addtoany_content_bottom\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin \u2018 22 ;June 2026 {CBB}Madaxweynaha JFS ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Dr. Xasan Shiikh Maxamuud ayaa dallacsiiyay min hal darajo saraakiil ka tirsanaa Ciidanka XDS kuwaas oo ku shahiiday furimaha hore ee gobollada Jubbada Hoose iyo Baay iyagoo difaacaya midnimada iyo qaranimada dalka, kadib markii uu soo jeediyay Taliyaha Ciidanka XDS [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12352,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12351","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12351","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12351"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12351\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12353,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12351\/revisions\/12353"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12352"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12351"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12351"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12351"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}