{"id":12370,"date":"2026-06-23T14:56:37","date_gmt":"2026-06-23T14:56:37","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12370"},"modified":"2026-06-23T14:56:37","modified_gmt":"2026-06-23T14:56:37","slug":"dfs-oo-war-ka-soo-saartay-colaada-deegaanka-aricaddeeye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12370","title":{"rendered":"DFS oo war ka soo saartay colaada deegaanka Aricaddeeye"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado, Juun 23, 2026 \u2013{CBB}<\/strong><span class=\"ng-star-inserted\">Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka hadashay colaadda nasiib darrada ah ee ka soo cusboonaatay deegaanka Aricadeeye, taas oo dhex martay laba beelood oo walaalo ah.<\/span><\/p>\n<p class=\"ng-star-inserted\"><span class=\"ng-star-inserted\">Wasaaraddu waxay si adag u cambaaraysay falalka gacan ka hadalka ah ee sababay khasaaraha nafeed iyo dhaawacyada soo gaaray dadka rayidka ah, iyadoo xustay inay aad uga xuntahay dhibaatada dhex martay dadkaas wada dhashay.<\/span><\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_2\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?gdpr=0&amp;client=ca-pub-5485553666531996&amp;output=html&amp;h=280&amp;num_ads=1&amp;adk=2335647959&amp;adf=3029466910&amp;pi=t.aa~a.3556356296~i.3~rp.4&amp;abgtt=7&amp;w=950&amp;fwrn=4&amp;fwrnh=100&amp;lmt=1782226543&amp;rafmt=1&amp;armr=3&amp;sem=mc&amp;pwprc=3860133875&amp;ad_type=text_image&amp;format=950x280&amp;url=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2Fdfs-oo-war-ka-soo-saartay-colaada-deegaanka-aricaddeeye%2F&amp;host=ca-host-pub-2644536267352236&amp;fwr=0&amp;pra=3&amp;rh=200&amp;rw=950&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;asro=0&amp;aimartd=4&amp;aieuf=1&amp;aicrs=1&amp;fa=27&amp;uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTQ5LjAuNzgyNy4xMDQiLG51bGwsMCxudWxsLCI2NCIsW1siR29vZ2xlIENocm9tZSIsIjE0OS4wLjc4MjcuMTA0Il0sWyJDaHJvbWl1bSIsIjE0OS4wLjc4MjcuMTA0Il0sWyJOb3QpQTtCcmFuZCIsIjI0LjAuMC4wIl1dLDBd&amp;dt=1782226539066&amp;bpp=29&amp;bdt=12034&amp;idt=-M&amp;shv=r20260622&amp;mjsv=m202606150101&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3D03ad44fe6a0877f1%3AT%3D1759570118%3ART%3D1782226537%3AS%3DALNI_MZKTLWm4OMm-mv_RHLNU-e-k2Rsug&amp;gpic=UID%3D0000124d16929ee9%3AT%3D1759570118%3ART%3D1782226537%3AS%3DALNI_Ma2Hw0GQdNUHCe6BCk8jqtLfry3zw&amp;eo_id_str=ID%3D48b69fee791a81de%3AT%3D1775376653%3ART%3D1782226537%3AS%3DAA-AfjYlK2eC6tdNUsEaNN0SPND_&amp;prev_fmts=0x0%2C1200x280&amp;nras=3&amp;correlator=6504520269149&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=900&amp;u_w=1600&amp;u_ah=860&amp;u_aw=1600&amp;u_cd=32&amp;u_sd=1&amp;dmc=4&amp;adx=318&amp;ady=1532&amp;biw=1585&amp;bih=773&amp;scr_x=0&amp;scr_y=0&amp;eid=95393281%2C95393485&amp;oid=2&amp;pvsid=2143620943027113&amp;tmod=136068471&amp;uas=3&amp;nvt=1&amp;ref=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2F&amp;fc=1408&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1600%2C0%2C1600%2C860%2C1600%2C773&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7Cs%7C&amp;abl=NS&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;plas=188x522_l%7C188x522_r&amp;bz=1&amp;pgls=CAEQAxoGMS4wLjkw~CAEaBTYuMy44~CAEQBBoHMS4xODEuMA..~CAEQBg..~CAA.&amp;ifi=3&amp;uci=a!3&amp;btvi=1&amp;fsb=1&amp;dtd=4230\" name=\"aswift_2\" width=\"950\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!3\" aria-label=\"Advertisement\" data-google-query-id=\"CJG_-6HPnZUDFTRIHQkdHfQsuQ\" data-load-complete=\"true\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p class=\"ng-star-inserted\"><span class=\"ng-star-inserted\">Wasaaraddu waxay ku baaqday in si degdeg ah oo shuruud la\u2019aan ah loo joojiyo colaadda iyo dhammaan falalka hurin kara xiisadda, iyadoo dhinacyada is haya loogu baaqayo inay mudnaanta koowaad siiyaan nabadda, wada-noolaanshaha iyo ilaalinta xasilloonida shacabka.<\/span><\/p>\n<p class=\"ng-star-inserted\"><span class=\"ng-star-inserted\">Waxaa si gaar ah loogu baaqayaa odayaasha dhaqanka, culimada, haweenka, dhallinyarada iyo dhammaan waxgaradka deegaanka inay u istaagaan sidii loo damin lahaa xiisaddan loona heli lahaa wada hadal dhab ah.<\/span><\/p>\n<p class=\"ng-star-inserted\"><span class=\"ng-star-inserted\"><strong>\u201cWasaaraddu waxay ka codsanaysaa mas\u2019uuliyiinta Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari inay door muuqda ka qaataan dejinta xiisadda iyo raadinta xal nabadeed oo waara si looga hortago in colaaddani ay sii fiddo ama ay geysato dhibaato intaas ka badan. Waxaa muhiim ah in dhinacyada oo dhan ay ka shaqeeyaan raadinta xasilloonida iyo in meel looga soo wada jeesto wax kasta oo wax u dhimaya nabadgelyada guud\u201d<\/strong>\u00a0ayaa lagu yiri qoraalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado, Juun 23, 2026 \u2013{CBB}Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka hadashay colaadda nasiib darrada ah ee ka soo cusboonaatay deegaanka Aricadeeye, taas oo dhex martay laba beelood oo walaalo ah. Wasaaraddu waxay si adag u cambaaraysay falalka gacan ka hadalka ah ee sababay khasaaraha nafeed iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12371,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12370","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12370","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12370"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12370\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12372,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12370\/revisions\/12372"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12371"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12370"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12370"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12370"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}