{"id":12385,"date":"2026-06-24T07:49:42","date_gmt":"2026-06-24T07:49:42","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12385"},"modified":"2026-06-24T07:49:42","modified_gmt":"2026-06-24T07:49:42","slug":"rw-xamsa-waxa-aan-u-baahanahay-in-shaqaalaha-dowladda-ay-ilaaliyaan-sirta-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12385","title":{"rendered":"RW Xamsa \u201cWaxa aan u baahanahay in Shaqaalaha Dowladda ay ilaaliyaan Sirta Qaranka\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 24.June 2026 {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa shaqaalaha Dowladda faray in ay si wanaagsan oo daacadnimo ku dheehan tahay u gutaan shaqada loo igmaday oo ah mid waajib ku ah.<\/p>\n<p>Xamsa ayaa sheegay in shaqaalaha Dowladda looga baahan yahay in ay xaalaystaan mushaarkooda habka keliya ay sidaasi ku samayn karaan ayuu ku tilmaamay in shaqadooda u gutaan sida ku xusan heshiiskooda.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_2\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?gdpr=0&amp;client=ca-pub-5485553666531996&amp;output=html&amp;h=280&amp;num_ads=1&amp;adk=1938307759&amp;adf=2397062099&amp;pi=t.aa~a.3556356296~i.3~rp.4&amp;abgtt=7&amp;w=950&amp;fwrn=4&amp;fwrnh=100&amp;lmt=1782287311&amp;rafmt=1&amp;armr=3&amp;sem=mc&amp;pwprc=3860133875&amp;ad_type=text_image&amp;format=950x280&amp;url=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2Frw-xamsa-waxa-aan-u-baahanahay-in-shaqaalaha-dowladda-ay-ilaaliyaan-sirta-qaranka%2F&amp;host=ca-host-pub-2644536267352236&amp;fwr=0&amp;pra=3&amp;rh=200&amp;rw=950&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;asro=0&amp;aimartd=4&amp;aieuf=1&amp;aicrs=1&amp;fa=27&amp;uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTQ5LjAuNzgyNy4xMDQiLG51bGwsMCxudWxsLCI2NCIsW1siR29vZ2xlIENocm9tZSIsIjE0OS4wLjc4MjcuMTA0Il0sWyJDaHJvbWl1bSIsIjE0OS4wLjc4MjcuMTA0Il0sWyJOb3QpQTtCcmFuZCIsIjI0LjAuMC4wIl1dLDBd&amp;dt=1782287308115&amp;bpp=4&amp;bdt=5083&amp;idt=4&amp;shv=r20260623&amp;mjsv=m202606180101&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3D03ad44fe6a0877f1%3AT%3D1759570118%3ART%3D1782287305%3AS%3DALNI_MZKTLWm4OMm-mv_RHLNU-e-k2Rsug&amp;gpic=UID%3D0000124d16929ee9%3AT%3D1759570118%3ART%3D1782287305%3AS%3DALNI_Ma2Hw0GQdNUHCe6BCk8jqtLfry3zw&amp;eo_id_str=ID%3D48b69fee791a81de%3AT%3D1775376653%3ART%3D1782287305%3AS%3DAA-AfjYlK2eC6tdNUsEaNN0SPND_&amp;prev_fmts=0x0%2C1200x280&amp;nras=3&amp;correlator=1164542783407&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=900&amp;u_w=1600&amp;u_ah=860&amp;u_aw=1600&amp;u_cd=32&amp;u_sd=1&amp;dmc=4&amp;adx=318&amp;ady=1433&amp;biw=1585&amp;bih=773&amp;scr_x=0&amp;scr_y=0&amp;eid=95386362%2C95394756%2C95393485&amp;oid=2&amp;pvsid=5988624725235533&amp;tmod=1951407162&amp;uas=0&amp;nvt=1&amp;ref=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2F&amp;fc=1408&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1600%2C0%2C0%2C0%2C1600%2C773&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7Cs%7C&amp;abl=NS&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;plas=188x522_l%7C188x522_r&amp;bz=0&amp;pgls=CAEQAxoGMS4wLjkw~CAEaBTYuMy44~CAEQBBoHMS4xODEuMA..~CAEQBg..~CAA.&amp;ifi=3&amp;uci=a!3&amp;btvi=1&amp;fsb=1&amp;dtd=3799\" name=\"aswift_2\" width=\"950\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!3\" aria-label=\"Advertisement\" data-google-query-id=\"CMTbyNCxn5UDFVvAsQcdv8Q3uw\" data-load-complete=\"true\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Waxa uu shaqaalaha xusuusiyay in ay yihiin u adeegayaal Bulsho sidaas awgeed looga baahan yahay in marweliba la xusuusiyo mas\u2019uuliyadda ka saaran howshaas loo xilsaaray oo alle uu kula xisaabtamayo haddii uu si khaldan wax u maamulo.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa shaqaalaha Dowladda ku adkeeyay in ay ilaaliyaan sirta qaranka oo ay hayaan maadaama ay mas\u2019uuliyad waajib culus ka saaran yahay ay tahay ilaalinteeda sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cWaxaa la rabaa in sharciga &amp; xeerarka la raaco oo la ilaaliyo mas\u2019uuliyadda u adeegista Shacabka Soomaaliyeed, waa mas\u2019uuliyad uu alle kula xisaabtamayo qofta guta iyo kan gudan waayo, waxaan u baahanahay in sirta qaranka la ilaaliyo\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre.<\/p>\n<p>Hadalkaan waxa uu Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre kahor sheegay Agaasimeyaasha Shaqada iyo Shaqaalaha Hay\u2019adaha iyo Wasaaradaha Dowladda oo uu usoo xiray tababar todbaad ugu socday Magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 24.June 2026 {CBB}Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa shaqaalaha Dowladda faray in ay si wanaagsan oo daacadnimo ku dheehan tahay u gutaan shaqada loo igmaday oo ah mid waajib ku ah. Xamsa ayaa sheegay in shaqaalaha Dowladda looga baahan yahay in ay xaalaystaan mushaarkooda habka keliya ay sidaasi ku samayn karaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12386,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12385","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12385","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12385"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12385\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12387,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12385\/revisions\/12387"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12386"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12385"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12385"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12385"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}