{"id":12391,"date":"2026-06-24T11:20:37","date_gmt":"2026-06-24T11:20:37","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12391"},"modified":"2026-06-24T11:20:37","modified_gmt":"2026-06-24T11:20:37","slug":"jaamacadda-carabta-midowga-afrika-ururka-iskaashiga-islaamka-oo-kahor-yimid-dhulka-israaiil-ay-ku-hayso-falastiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12391","title":{"rendered":"Jaamacadda Carabta, Midowga Afrika &#038; Ururka Iskaashiga Islaamka oo kahor yimid dhulka Israa\u2019iil ay ku hayso Falastiin"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 24 June 2026 {CBB}<\/strong>Warsaxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta, Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika &amp; Xoghayaha guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa lagu cambaareeyay dhul boobka Israa\u2019iil ay ku hayso Falastiin.<\/p>\n<p>Bayaanka ayaa lagu muujiyay in dhinacyadaan ay diidmo adag kala hortagayaan falalkaas sharciga iyo jiritaanka Falastiin ka dhanka ah ee Israa\u2019iil ay ka waddo Dhulkeeda iyada oo awood u adeegsanaysa barakicinta Dadka.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Qoysas badan oo Falastiiniyiin ah ayaa dhowaan si awood ah looga dumiyay guryahooda, waxaana la geliyay gawaarida wax dumiya ee Israa\u2019iil, tallaabadaasi ayaa ka dambaysay kaddib markii Yuhuudda ay damacday qaadashada dhulkaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 24 June 2026 {CBB}Warsaxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta, Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika &amp; Xoghayaha guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa lagu cambaareeyay dhul boobka Israa\u2019iil ay ku hayso Falastiin. Bayaanka ayaa lagu muujiyay in dhinacyadaan ay diidmo adag kala hortagayaan falalkaas sharciga iyo jiritaanka Falastiin ka dhanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12392,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-12391","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12391","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12391"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12391\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12393,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12391\/revisions\/12393"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12392"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12391"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12391"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12391"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}