{"id":12405,"date":"2026-06-25T12:05:10","date_gmt":"2026-06-25T12:05:10","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12405"},"modified":"2026-06-25T12:05:10","modified_gmt":"2026-06-25T12:05:10","slug":"raiisul-wasaare-xamse-oo-kulamo-gaar-gaar-ah-ka-wada-magaalada-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12405","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaare Xamse oo kulamo gaar gaar ah ka wada magaalada Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 25.June2026{CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo saacadihii la soo dhaafay ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa kulamo la yeeshay Madaxda Galmudug iyo kuwa heer Federaalka.<\/p>\n<p>Kulamadan ayaa waxaa qeyb ka ah kulan gaar ah oo uu Ra\u2019iisul wasaaraha la yeeshay Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Agaasimaha Hay\u2019adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, Mahad Maxamed Salaad.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa ra\u2019iisul wasaaraha lagu siiyay warbixinno la xiriira shirarkii gaar gaarka ahaa ee maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Dhuusamareeb, kuwaasi oo looga hadlay mustaqbalka iyo doorashooyinka Maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Saacadaha soo socda ayaa la filayaa in si faahfaahsan looga hadlo hannaanka qabashada doorashooyinka qof iyo codka ah ee dhawaan al filayo in ay ka qabsoomaan Maamulka Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 25.June2026{CBB}Ra\u2019iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo saacadihii la soo dhaafay ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa kulamo la yeeshay Madaxda Galmudug iyo kuwa heer Federaalka. Kulamadan ayaa waxaa qeyb ka ah kulan gaar ah oo uu Ra\u2019iisul wasaaraha la yeeshay Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Agaasimaha Hay\u2019adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12406,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12405","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12405","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12405"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12405\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12407,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12405\/revisions\/12407"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12406"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12405"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12405"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12405"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}