{"id":12429,"date":"2026-06-25T12:24:30","date_gmt":"2026-06-25T12:24:30","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12429"},"modified":"2026-06-25T12:24:30","modified_gmt":"2026-06-25T12:24:30","slug":"sawiro-agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-amniga-gudaha-dkgs-oo-muqdisho-uga-qayb-galay-shir-lagu-xoojinayo-dadaallada-ka-hortagga-miinooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12429","title":{"rendered":"Sawiro;-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha DKGS oo Muqdisho uga Qayb Galay Shir Lagu Xoojinayo Dadaallada Ka Hortagga Miinooyinka\u201d."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 25.June2026{CBB}<\/strong><strong>Muqdisho, 25 Juun 2026<\/strong> \u2013 Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Gobaleedka\u00a0 Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Mohamed Yasin, ayaa maanta ka qayb galay shir heer-qaran ah oo looga hadlay xoojinta isku-duwidda iyo wada-shaqeynta dadaallada ka hortagga iyo maareynta miinooyinka iyo walxaha qarxa ee Soomaaliya.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Shirkan oo ay soo qabanqaabisay Hay\u2019adda Maareynta Walxaha Qarxa Soomaaliyeed (SEMA), isla markaana ay taageertay Hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Miinooyinka (UNMAS), ayaa waxaa ka soo qayb galay mas\u2019uuliyiin ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad-goboleedyada dalka, hay\u2019adaha Qaramada Midoobay, ururrada qaran iyo bah-wadaagta caalamiga ah ee ka shaqeeya arrimaha miinooyinka.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Mudane Mohamed Yasin ayaa kulanka ka jeediyay hadal uu ku muujiyay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo iskaashiga ka dhexeeya hay\u2019adaha dowladda iyo saaxiibbada caalamiga ah si loo dardargeliyo dadaallada lagu ciribtirayo khatarta miinooyinka iyo walxaha qarxa.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Agaasimaha Guud ayaa xusay in miinooyinka iyo walxaha qarxa ay weli khatar weyn ku yihiin amniga, horumarka iyo badbaadada shacabka Soomaaliyeed, isagoo ku baaqay in la mideeyo dadaallada lagu yareynayo saameyntooda isla markaana la xoojiyo wacyigelinta iyo tallaabooyinka lagu ilaalinayo nolosha bulshada.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Shirka ayaa diiradda lagu saaray qiimeynta xaaladda guud ee miinooyinka iyo walxaha qarxa ee dalka, caqabadaha jira, mudnaanta la siinayo howlaha ka hortagga iyo maareynta miinooyinka, iyo sidii loo xoojin lahaa wada-shaqeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad-goboleedyada iyo bah-wadaagta caalamiga ah.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa qayb ka ah dadaallada joogtada ah ee lagu xoojinayo nabadgelyada iyo badbaadada shacabka Soomaaliyeed, iyadoo la dardargelinayo qorshayaasha lagu yareynayo khatarta ka dhalata miinooyinka iyo walxaha qarxa.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-12430\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/729965189_1537809464695070_4700823049941669275_n-300x300.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/729965189_1537809464695070_4700823049941669275_n-300x300.jpg 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/729965189_1537809464695070_4700823049941669275_n-1024x1024.jpg 1024w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/729965189_1537809464695070_4700823049941669275_n-150x150.jpg 150w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/729965189_1537809464695070_4700823049941669275_n-768x768.jpg 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/729965189_1537809464695070_4700823049941669275_n-420x420.jpg 420w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/729965189_1537809464695070_4700823049941669275_n-640x640.jpg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/729965189_1537809464695070_4700823049941669275_n-681x681.jpg 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/729965189_1537809464695070_4700823049941669275_n.jpg 1254w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> \u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-12432\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/730571292_1537809508028399_7768591135819276946_n-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/730571292_1537809508028399_7768591135819276946_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/730571292_1537809508028399_7768591135819276946_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/730571292_1537809508028399_7768591135819276946_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/730571292_1537809508028399_7768591135819276946_n-630x420.jpg 630w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/730571292_1537809508028399_7768591135819276946_n-537x360.jpg 537w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/730571292_1537809508028399_7768591135819276946_n-640x427.jpg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/730571292_1537809508028399_7768591135819276946_n-681x454.jpg 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/730571292_1537809508028399_7768591135819276946_n.jpg 1264w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-12433\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/732125319_1537809474695069_8931364615307793531_n-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/732125319_1537809474695069_8931364615307793531_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/732125319_1537809474695069_8931364615307793531_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/732125319_1537809474695069_8931364615307793531_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/732125319_1537809474695069_8931364615307793531_n-630x420.jpg 630w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/732125319_1537809474695069_8931364615307793531_n-537x360.jpg 537w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/732125319_1537809474695069_8931364615307793531_n-640x427.jpg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/732125319_1537809474695069_8931364615307793531_n-681x454.jpg 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/732125319_1537809474695069_8931364615307793531_n.jpg 1535w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 25.June2026{CBB}Muqdisho, 25 Juun 2026 \u2013 Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Gobaleedka\u00a0 Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Mohamed Yasin, ayaa maanta ka qayb galay shir heer-qaran ah oo looga hadlay xoojinta isku-duwidda iyo wada-shaqeynta dadaallada ka hortagga iyo maareynta miinooyinka iyo walxaha qarxa ee Soomaaliya. Shirkan oo ay soo qabanqaabisay Hay\u2019adda Maareynta Walxaha Qarxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12433,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12429","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12429","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12429"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12429\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12434,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12429\/revisions\/12434"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12433"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12429"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12429"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12429"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}