{"id":12436,"date":"2026-06-26T14:06:02","date_gmt":"2026-06-26T14:06:02","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12436"},"modified":"2026-06-26T14:06:02","modified_gmt":"2026-06-26T14:06:02","slug":"madaxweyne-qoorqoor-oo-si-toosa-ugu-dhawaaqay-in-uu-ka-haray-tartanka-madaxtinimada-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12436","title":{"rendered":"Madaxweyne Qoorqoor oo si toosa ugu dhawaaqay in uu ka haray tartanka Madaxtinimada Galmudug."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 25, June2026{CBB}<\/strong> Hogaamiyaha maamulka Galmudug Axmed Qoor-Qoor ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu isaga haray tartanka doorashada madaxtinimada maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Axmed Qoor-Qoor ayaa tilmaamay inuu wareejinayo Galmudug mideysan oo caafimaad qabta islamarkaana uu xilka sii heynayo inta laga helaayo hogaan cusub.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>R\/wasaare Xamse iyo Taliyaha Nisa Mahad Salaad ayaa ku sugnaa magaalada Dhuusamareeb iyagoo ku qanciyay Axmed Qoor-Qoor inuu isaga haro tartanka doorashada Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 25, June2026{CBB} Hogaamiyaha maamulka Galmudug Axmed Qoor-Qoor ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu isaga haray tartanka doorashada madaxtinimada maamulka Galmudug. &nbsp; Axmed Qoor-Qoor ayaa tilmaamay inuu wareejinayo Galmudug mideysan oo caafimaad qabta islamarkaana uu xilka sii heynayo inta laga helaayo hogaan cusub. &nbsp; R\/wasaare Xamse iyo Taliyaha Nisa Mahad Salaad ayaa ku sugnaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12437,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12436","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12436","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12436"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12436\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12438,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12436\/revisions\/12438"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12437"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12436"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12436"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12436"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}