{"id":12451,"date":"2026-06-26T14:19:22","date_gmt":"2026-06-26T14:19:22","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12451"},"modified":"2026-06-26T14:19:22","modified_gmt":"2026-06-26T14:19:22","slug":"madaxweyne-dfs-oo-kahadlay-goaanka-midowga-yurub-ay-ku-diideen-baasaboorka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12451","title":{"rendered":"Madaxweyne DFS oo kahadlay go\u2019aanka Midowga Yurub ay ku diideen Baasaboorka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 25, June2026{CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faahfaahiyay sababta keentay in ay is qabtaan Ururka Midowga Yurub oo xayiraad dhinaca Dal ku galka ah kusoo rogay Baasaboorka Dalka.<\/p>\n<p>Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa meesha ka saaray in Dowladda Federaalka ay diido in dib loogu soo celiyo Dadka Soomaaliyeed ee Dalalka Yurub ku sugan ee aanay haysan sharciga balse Dowladdu ay dalbatay in la xaqiijiyo maadaama ajaanib badan ay Soomaali sheegato marka ay dalalkaas galayaan.<\/p>\n<p>Waxa uu bannaanka soo dhigay dhacdooyin arrintaas la xiriira oo horay u dhacay sida Dad la keenay Soomaaliya gaar ahaan Muqdisho oo markii la baaray la ogaaday in aysan Soomaali ahayn oo xitaa aysan garayan Afka Hooyo.<\/p>\n<p>\u201cMa diidin Dadkeenna oo Dalkaan ayay leeyihiin, waxa aan su\u2019aalo ka qabnaa sida dadkaas loosoo celinayo, qof weliba oo midabkeenna leh ayaa Soomaalinimo isu dhiibay si aan dib loogu celin Dalalkooda, waxa aan waaya arag u ahayn Dad la dhashay waa Soomaali oo inta markii la keenay xitaa aan Afka Soomaaliga ku hadli Karin, waxa aan isku haysaa sida loo keenayo dadkaas &amp; hubintooda\u201d Sidaasi waxaa yiri MW JFS, Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Midowga Yurub ayaa sheegay in xayiraad uu saaray baasaboorka Soomaaliya oo aanay ku dhufan doonnin Dal ku galka Dalalka ku midaysan ururkaas sababo uu ku sheegay in Dowladda Federaalka ay diiday inay ka qaabisho Dad aan sharci ka haysan dhankooda oo dib loogu celinayo Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 25, June2026{CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faahfaahiyay sababta keentay in ay is qabtaan Ururka Midowga Yurub oo xayiraad dhinaca Dal ku galka ah kusoo rogay Baasaboorka Dalka. Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa meesha ka saaray in Dowladda Federaalka ay diido in dib loogu soo celiyo Dadka Soomaaliyeed ee Dalalka Yurub ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12452,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12451","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12451","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12451"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12451\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12453,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12451\/revisions\/12453"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12452"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12451"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12451"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12451"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}