{"id":12480,"date":"2026-06-27T14:30:43","date_gmt":"2026-06-27T14:30:43","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12480"},"modified":"2026-06-27T14:30:43","modified_gmt":"2026-06-27T14:30:43","slug":"madax-ka-socotay-somaliya-iyo-jabuuti-oo-so-gaaray-baladweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12480","title":{"rendered":"Madax ka socotay Somaliya iyo Jabuuti oo so Gaaray Baladweyne."},"content":{"rendered":"<hr \/>\n<p>Sabati June 27, 2026 {CBB}Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo hoggaaminaya wafdi ka kooban wasiirro, xildhibaanno iyo mas\u2019uuliyiin kale, ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ujeeddada booqashada wafdiga ayaa ah ka qeybgalka munaasabadda lagu xusayo sannad-guurada 49-aad ee ka soo wareegtay markii Jamhuuriyadda Jabuuti ay xorriyadda ka qaadatay gumeystihii Faransiiska.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wafdigu wuxuu si wadajir ah munaasabadda ula dabaaldegayaa ciidamada Jabuuti ee Hiil Walaal, kuwaas oo qeyb ka ah Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM).<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wafdiga waxaa ka mid ah Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud; Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha, Mudane Cali Maxamed Xagaa; Safiirka Jamhuuriyadda Jabuuti ee Soomaaliya, Mudane Cismaan Dubbad, iyo xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Se<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabati June 27, 2026 {CBB}Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo hoggaaminaya wafdi ka kooban wasiirro, xildhibaanno iyo mas\u2019uuliyiin kale, ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan. &nbsp; Ujeeddada booqashada wafdiga ayaa ah ka qeybgalka munaasabadda lagu xusayo sannad-guurada 49-aad ee ka soo wareegtay markii Jamhuuriyadda Jabuuti ay xorriyadda ka qaadatay gumeystihii Faransiiska. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12481,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12480","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12480","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12480"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12480\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12482,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12480\/revisions\/12482"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12481"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12480"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12480"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12480"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}