{"id":12520,"date":"2026-06-28T08:08:46","date_gmt":"2026-06-28T08:08:46","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12520"},"modified":"2026-06-28T08:08:46","modified_gmt":"2026-06-28T08:08:46","slug":"howlgallo-ka-dhan-ah-ajaanibta-oo-soomaalida-qaybta-ka-tahay-oo-ka-socda-bariga-liibiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12520","title":{"rendered":"Howlgallo ka dhan ah Ajaanibta oo Soomaalida qaybta ka tahay oo ka socda Bariga Liibiya"},"content":{"rendered":"<p><strong>\u00a0Axad June 28, 2026 {CBB}<\/strong>Howlgallo ka dhan ah Dadka kasoo jeeda Dalalka Soomaaliya, Suudaan, Itoobiya &amp; Eretareeya ayaa ka socda Bariga Dalka Liibiya kaddib markii dhowaan uu amar kasoo baxay Maamulkaas halkaas ka taliya oo gabi ahaan Dadkaas ka mamnuucay in ay tagaan deegaannadooda.<\/p>\n<p>Ciidamada ammaanka ayaa hubinaya Gaadiidka isaga kala gudba Magaalooyinka iyo goobo la sheegay in la dejiyo Dadka tahriibayaasha si ay usoo qabtaan muwaadiniinta afartaas dal ee laga mamnuucay bariga Liibiya.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Liibiya waxa ay xuddun u noqotay Tahriibayaasha kuwaas oo la sheegay in ay uga soo kala gudbaan Dalalka xuduudda la leh, waxaa jira Kooxo u dhashay Dalkaas oo lacago badan ka hela kala gudbinta Dadkaas si ay ugu fududeeyaan ku safarka Badda Mediterranean.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Axad June 28, 2026 {CBB}Howlgallo ka dhan ah Dadka kasoo jeeda Dalalka Soomaaliya, Suudaan, Itoobiya &amp; Eretareeya ayaa ka socda Bariga Dalka Liibiya kaddib markii dhowaan uu amar kasoo baxay Maamulkaas halkaas ka taliya oo gabi ahaan Dadkaas ka mamnuucay in ay tagaan deegaannadooda. Ciidamada ammaanka ayaa hubinaya Gaadiidka isaga kala gudba Magaalooyinka iyo goobo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12521,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-12520","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12520","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12520"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12520\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12522,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12520\/revisions\/12522"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12521"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12520"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12520"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12520"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}