{"id":12534,"date":"2026-06-28T08:15:03","date_gmt":"2026-06-28T08:15:03","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12534"},"modified":"2026-06-28T08:15:03","modified_gmt":"2026-06-28T08:15:03","slug":"trump-oo-iiraan-ugu-goodiyay-in-uu-burburin-doonno-haddii-dagaalka-dib-u-xooggaysto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12534","title":{"rendered":"Trump oo Iiraan ugu goodiyay in uu burburin doonno haddii dagaalka dib u xooggaysto"},"content":{"rendered":"<p><strong>\u00a0Axad June 28, 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa ku hanjabay in ay burburin doonnaan Dowladda Iiraan haddii ay sii waddo tallaabooyinka uu ku sheegay in ay ku jebinayso heshiiska xabbad-joojinta ah ee horay ay u wada galeen labada Dal.<\/p>\n<p>Donald Trump oo meel iska dhigaya in ay dhankooda billaabeen bartilmaameedsiga ayaa sheegay in ay saacadihii lasoo dhaafay ay duqeeyeen Bakhaaro lagu kaydiyo hubka gaar ahaan gantaallada iyo diyaaradaha aan duulliyaha lahayn.<\/p>\n<p>Sooma bandhigin caddaymo xoojinaya sheegashadiisa balse waxa uu tilmaamay in arrintaas ay digniin u tahay Iiraan oo haddii ay ka joogsan wayso waxyaabaha ay samayneyso si toos ah loogu dhaqangelin doonno go\u2019aanka cusub ee ka dhanka ah sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cHaddii xadgudubyada xabbad joojinta ay sii socdaan, Jamhuuriyadda Islaamiga ah ma sii jiri doonto, waxa aan ku qasbi doonnaa inay wadahadalka aqbasho iyada oo jicilsan oo aan shuruud wadan\u201d Sidaasi waxaa yiri Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump.<\/p>\n<p>Iiraan ayaa dhankeeda waxa ay qaadday tallaabooyin ay uga jawaabayso duqaymaha Maraykanka uu ka gaystay Dalkeeda iyada oo beegsatay Saldhigyo Ciidan oo Washington ay ku leedahay Dalaka Bahrain &amp; Kuwait.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Axad June 28, 2026 {CBB}Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa ku hanjabay in ay burburin doonnaan Dowladda Iiraan haddii ay sii waddo tallaabooyinka uu ku sheegay in ay ku jebinayso heshiiska xabbad-joojinta ah ee horay ay u wada galeen labada Dal. Donald Trump oo meel iska dhigaya in ay dhankooda billaabeen bartilmaameedsiga ayaa sheegay in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12535,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-12534","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12534","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12534"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12534\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12536,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12534\/revisions\/12536"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12535"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12534"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12534"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12534"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}