{"id":1260,"date":"2024-10-16T07:17:20","date_gmt":"2024-10-16T07:17:20","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1260"},"modified":"2024-10-16T07:17:20","modified_gmt":"2024-10-16T07:17:20","slug":"shirweynaha-hanaanka-dhab-uheshisiinta-oo-baydhabo-ka-socda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1260","title":{"rendered":"Shirweynaha Hanaanka dhab-uheshisiinta Oo Baydhabo ka socda"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco\u00a0 16-Oct- 2024 {CBB}<\/strong>Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda KGS oo kaa shaneysa tan fadaraalka ayaa maanta magaalada Baydhabo ku Daahfurtey shirweynaha qaran ee xoojinta ka qeybgalka dhalinyarada nabadeynta iyo hirgelinta qorshaha hanaanka dhab uheshiisiinta<\/p>\n<div dir=\"auto\">kulanka waxaa kaso qeyb galey wasiir kuxigeenka wasaarada Arimaha Gudaha kg wasiir kuxigeenka wasaarada dhalinyarada kg gudomiyaha degmada Baydhabo, agasimaha waaxda dib-uheshiisiinta federalka iyo marti sharaf kale oo ka kalsocdaan dhamaan dowlad goboleedada dalka iyo gobolka Banaadir.<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco\u00a0 16-Oct- 2024 {CBB}Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda KGS oo kaa shaneysa tan fadaraalka ayaa maanta magaalada Baydhabo ku Daahfurtey shirweynaha qaran ee xoojinta ka qeybgalka dhalinyarada nabadeynta iyo hirgelinta qorshaha hanaanka dhab uheshiisiinta kulanka waxaa kaso qeyb galey wasiir kuxigeenka wasaarada Arimaha Gudaha kg wasiir kuxigeenka wasaarada dhalinyarada kg gudomiyaha degmada Baydhabo, agasimaha waaxda dib-uheshiisiinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1261,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1260","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1260","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1260"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1260\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1262,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1260\/revisions\/1262"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1261"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1260"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1260"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1260"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}