{"id":12631,"date":"2026-06-29T12:28:35","date_gmt":"2026-06-29T12:28:35","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12631"},"modified":"2026-06-29T12:28:35","modified_gmt":"2026-06-29T12:28:35","slug":"shir-looga-hadlayo-arrimaha-bani-aadamnimada-ee-dalka-oo-ka-furmay-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12631","title":{"rendered":"Shir looga hadlayo Arrimaha Bani aadamnimada ee Dalka oo ka furmay Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 29,June 2026 {CBB}<\/strong>Magaalada Baydhabo waxaa ka furmay shir looga hadlayo arrimaha bani aadamnimada ee Soomaaliya, waxaa daahfuray Hoggaamiyaha Maamulka Koofur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa kale oo ka qaybgalaya mas\u2019uuliyiin katirsan Dowladda Federaalka, Qaramada Midoobay iyo Hay\u2019adaha ka shaqeeya Arrimaha Bani aadamnimada si madashaas ay ugu soo bandhigaan macluumaadka ay hayaan.<\/p>\n<p>Inta uu kulanka socda waxaa diiradda lagu saarayaa iskaashiga dhinacyadaan, xoojinta gargaarka bani aadamnimo iyo si wadajir ah ay dhinacyadaan usoo bandhigaan heerka bani aadamnimo ee Soomaaliya sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha Maamulka Koofur Galbeed, Sheekh Aadan Madoobe ayaa bogaadiyay kulankaan, waxa uu xusay in lagu soo beegay waqtigii uu mudnaa si loo garab istaago dadka u nugul dhibaatooyinka bani aadamnimo una helaan caawinaadda ay u baahan yihiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 29,June 2026 {CBB}Magaalada Baydhabo waxaa ka furmay shir looga hadlayo arrimaha bani aadamnimada ee Soomaaliya, waxaa daahfuray Hoggaamiyaha Maamulka Koofur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe. Kulanka waxaa kale oo ka qaybgalaya mas\u2019uuliyiin katirsan Dowladda Federaalka, Qaramada Midoobay iyo Hay\u2019adaha ka shaqeeya Arrimaha Bani aadamnimada si madashaas ay ugu soo bandhigaan macluumaadka ay hayaan. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12632,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12631","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12631","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12631"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12631\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12633,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12631\/revisions\/12633"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12632"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12631"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12631"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12631"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}