{"id":12634,"date":"2026-06-29T12:30:11","date_gmt":"2026-06-29T12:30:11","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12634"},"modified":"2026-06-29T12:30:11","modified_gmt":"2026-06-29T12:30:11","slug":"mw-soomaaliya-raiisul-wasaaraha-itoobiya-ayaa-magaalada-adis-ababa-kula-yeeshay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12634","title":{"rendered":"MW Soomaaliya &#038; Ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya ayaa magaalada Adis Ababa kula yeeshay."},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 29,June 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Adis Ababa kulan kula yeeshay Ra\u2019iisulwasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed.<\/p>\n<p>Qoraal lagu daabacay Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in kulan diiradda lagu saarey iskaashiga dhinacyada Amniga, Dhaqaalaha iyo Horumarka.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa isku afgartay in ay si dhow uga wada shaqeyn doonaan xasilloonida iyo arrimaha istiraatiijiga ah ee gobolka Geeska Afrika.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ra\u2019iisul wasaare Abiy Ahmed ugu hambalyeeyay guusha uu xisbigiisu ka soo hooyay doorashooyinkii ka dhacay dalka Itoobiya, isaga oo u rajeeyay sii ambaqaadidda dadaallada horumarineed iyo xasilloonida dalkaasi\u201d ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Villa Somalia<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa maalmihii la soo dhaafay safarro ku kala bixiyay dalalka Dariska sida Kenya, Jabuuti iyo Itoobiya.<\/p>\n<div class=\"addtoany_share_save_container addtoany_content addtoany_content_bottom\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 29,June 2026 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Adis Ababa kulan kula yeeshay Ra\u2019iisulwasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed. Qoraal lagu daabacay Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in kulan diiradda lagu saarey iskaashiga dhinacyada Amniga, Dhaqaalaha iyo Horumarka. Labada dhinac ayaa isku afgartay in ay si dhow uga wada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12635,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12634","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12634","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12634"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12634\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12636,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12634\/revisions\/12636"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12635"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12634"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12634"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12634"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}