{"id":12643,"date":"2026-06-30T09:30:50","date_gmt":"2026-06-30T09:30:50","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12643"},"modified":"2026-07-01T09:31:58","modified_gmt":"2026-07-01T09:31:58","slug":"beesha-caalamka-oo-wadahadal-siinaysa-df-iyo-mucaaradka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12643","title":{"rendered":"Beesha Caalamka oo wadahadal siinaysa DF iyo Mucaaradka."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 30,June 2026 {CBB}<\/strong>Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xubno ka tirsan Beesha Caalamka ay fariimo gaarsiiyeen Madaxtooyada Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka, kuwaas oo ku saabsan diyaar-garowga wadahadal la filayo inuu qabsoomo toddobaadyada soo socda ee bishan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sida ay sheegayaan xogaha la helayo, dhexdhexaadiyeyaasha ayaa oggolaaday in Golaha Mustaqbalka uu noqdo dhinaca si rasmi ah u matalaya mucaaradka Soomaaliya ee wadahadalka la yeelanaya Dowladda Federaalka, iyadoo ujeeddadu tahay in xal looga gaaro ismari-waaga siyaasadeed ee ka dhashay dhammaadka muddo-xileedka hay\u2019adaha dowladda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xogaha ayaa sidoo kale tilmaamaya in Beesha Caalamka ay u sheegtay Madaxtooyada in Dowladda Soomaaliya ay xor u tahay inay la kulanto ama la tashato siyaasiyiinta kale ee ay dooneyso, hase yeeshee wadahadalka rasmiga ah ee lagu raadinayo xal siyaasadeed uu si gaar ah u dhex mari doono Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ilaa iyo hadda ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyo Golaha Mustaqbalka<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 30,June 2026 {CBB}Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xubno ka tirsan Beesha Caalamka ay fariimo gaarsiiyeen Madaxtooyada Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka, kuwaas oo ku saabsan diyaar-garowga wadahadal la filayo inuu qabsoomo toddobaadyada soo socda ee bishan. &nbsp; Sida ay sheegayaan xogaha la helayo, dhexdhexaadiyeyaasha ayaa oggolaaday in Golaha Mustaqbalka uu noqdo dhinaca si rasmi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12644,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-12643","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12643","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12643"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12643\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12645,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12643\/revisions\/12645"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12644"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12643"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12643"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12643"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}