{"id":12653,"date":"2026-07-01T09:37:11","date_gmt":"2026-07-01T09:37:11","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12653"},"modified":"2026-07-01T09:37:11","modified_gmt":"2026-07-01T09:37:11","slug":"wasiir-fiqi-oo-mucaaradka-ku-eedeeyay-inay-halis-ku-yihiin-qaranimada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12653","title":{"rendered":"Wasiir Fiqi oo mucaaradka ku eedeeyay inay halis ku yihiin qaranimada Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco\u20191 julay; 2026 {CBB}<\/strong>Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa hadallo kulul u jeediyay siyaasiyiinta mucaaradka iyo qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha dowlad-goboleedyada, isagoo ku eedeeyay inay khatar ku yihiin qaranimada iyo midnimada dalka.<\/p>\n<p>Wasiir Fiqi ayaa sheegay in dowladda ay ka go\u2019an tahay difaaca qaranimada Soomaaliya, isagoo yiri:<\/p>\n<p>\u201cQaranimada waxaan ka ilaalineynaa qoladaan qaraabada ahayn ee magaalada qoryaha ku soo galay iyo kuwa Kolombiyaanka ah ee calooshood u shaqeystayaasha ah, kuwaas oo Soomaalida ka jecel.\u201d<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa hadalkiisa ku tilmaamay siyaasiyiinta mucaaradka iyo qaar ka mid ah madaxda dowlad-goboleedyada inay yihiin cadowga qaranimada, isagoo sheegay in dowladda aysan oggolaan doonin wax kasta oo wax u dhimaya jiritaanka iyo midnimada dalka.<\/p>\n<p>Hadalka Wasiirka ayaa ku soo beegmaya xilli uu sii xoogeysanayo khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka, iyadoo ilaa iyo hadda aysan jirin wax jawaab ah oo dhinacyada uu hadalkaasi quseeyo ay ka bixiyeen eedeymahaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco\u20191 julay; 2026 {CBB}Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa hadallo kulul u jeediyay siyaasiyiinta mucaaradka iyo qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha dowlad-goboleedyada, isagoo ku eedeeyay inay khatar ku yihiin qaranimada iyo midnimada dalka. Wasiir Fiqi ayaa sheegay in dowladda ay ka go\u2019an tahay difaaca qaranimada Soomaaliya, isagoo yiri: \u201cQaranimada waxaan ka ilaalineynaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12654,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12653","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12653","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12653"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12653\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12655,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12653\/revisions\/12655"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12654"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12653"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12653"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12653"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}