{"id":12668,"date":"2026-07-02T10:23:25","date_gmt":"2026-07-02T10:23:25","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12668"},"modified":"2026-07-04T10:24:13","modified_gmt":"2026-07-04T10:24:13","slug":"dfs-oo-dalka-liibiya-ka-soo-celisay-dhalinyarro-badan-oo-halkaas-kudhibaatesnaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12668","title":{"rendered":"DFS oo dalka Liibiya ka soo celisay dhalinyarro badan oo halkaas kudhibaatesnaa ."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 2. july 2026 {CBB}<\/strong><\/p>\n<p>129 ruux oo u badan dhalinyarro ayay maanta Dowladda Federaalka Soomaaliya dib ugu soo celisay dalkooda, ka dib markii laga soo daayay Xabsiyada Liibiya.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in 19 kamid ah Muwadiniinta Soomaalida ah loo diray magaalada Hargeysa oo ay hore uga tageen.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Dowladda oo soo dhaweeyay dhalinyarradaan ayaa sheegay in dadaal dheeraad ah la galiyay sidii ay uga soo bixi lahaayeen Xabsiyada dalka Liibiya.<\/p>\n<p>Dhalinyarradaan ayaa intooda badan qaab tahriib ah ku tagay dalkaasi Liibiya, iyagoo doonayay in ay u sii gudbaan dhinaca qaaradda Yurub, weliba qaab Tahriib ah.<\/p>\n<div class=\"addtoany_share_save_container addtoany_content addtoany_content_bottom\">\n<div class=\"a2a_kit a2a_kit_size_32 addtoany_list\" data-a2a-url=\"https:\/\/hiiraanweyn.com\/dfs-oo-dalka-liibiya-ka-soo-celisay-dhalinyarro-badan-oo-halkaas-kudhibaa-tesnaa\/\" data-a2a-title=\"DFS oo dalka Liibiya ka soo celisay dhalinyarro badan oo halkaas kudhibaatesnaa .\"><a class=\"a2a_button_facebook\" title=\"Facebook\" href=\"https:\/\/hiiraanweyn.com\/#facebook\" target=\"_blank\" rel=\"nofollow noopener\"><span class=\"a2a_label\">Facebook<\/span><\/a><a class=\"a2a_button_mastodon\" title=\"Mastodon\" href=\"https:\/\/hiiraanweyn.com\/#mastodon\" target=\"_blank\" rel=\"nofollow noopener\"><span class=\"a2a_label\">Mastodon<\/span><\/a><a class=\"a2a_button_email\" title=\"Email\" href=\"https:\/\/hiiraanweyn.com\/#email\" target=\"_blank\" rel=\"nofollow noopener\"><span class=\"a2a_label\">Email<\/span><\/a><a class=\"a2a_dd addtoany_share_save addtoany_share\" href=\"https:\/\/www.addtoany.com\/share#url=https%3A%2F%2Fhiiraanweyn.com%2Fdfs-oo-dalka-liibiya-ka-soo-celisay-dhalinyarro-badan-oo-halkaas-kudhibaa-tesnaa%2F&amp;title=DFS%20oo%20dalka%20Liibiya%20ka%20soo%20celisay%20dhalinyarro%20badan%20oo%20halkaas%20kudhibaatesnaa%20.\"><span class=\"a2a_label a2a_localize\" data-a2a-localize=\"inner,Share\">Share<\/span><\/a><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 2. july 2026 {CBB} 129 ruux oo u badan dhalinyarro ayay maanta Dowladda Federaalka Soomaaliya dib ugu soo celisay dalkooda, ka dib markii laga soo daayay Xabsiyada Liibiya. War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in 19 kamid ah Muwadiniinta Soomaalida ah loo diray magaalada Hargeysa oo ay hore uga tageen. Mas\u2019uuliyiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12669,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-12668","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12668","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12668"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12668\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12670,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12668\/revisions\/12670"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12669"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12668"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12668"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12668"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}