{"id":12682,"date":"2026-07-03T10:30:20","date_gmt":"2026-07-03T10:30:20","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12682"},"modified":"2026-07-04T10:37:05","modified_gmt":"2026-07-04T10:37:05","slug":"maxay-kawada-hadleen-soomaaliya-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12682","title":{"rendered":"Maxay kawada hadleen Soomaaliya &#038; Turkiga ?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 3. july 2026 {CBB}<\/strong>Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa iska kaashanaya xoojinta iskaashiga dhinaca Badda kaddib markii ay kulmeen Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac &amp; dhiggiisa Turkiga, Abdulkadir Uralo\u011flu.<\/p>\n<p>Soomaaliya &amp; Turkiga waxaa ka dhaxeeya xiriir wanaagsan iyada oo sanadihii u dambeeyay labada Dowlad ay ka shaqaynayeen iskaashiga labada Dal, Muqdisho iyo Ankara ayaa ku ballamay horumarinta cilaaqaadka ka dhaxeeya.<\/p>\n<p>Wasiir Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa ka qaybgalay shirweynaha 5aad ee Badaha Turkiga oo lagu qabtay Magaalada Istanbul, waxaana madasha lagu sheegay mid muhiim u ah dedaallada Ankara ay ku xoojinayso iskaashiga ay la leedahay Dalal Soomaaliya ay ku jirto.<\/p>\n<p>\u201cWalaalkeen Turkiga wuxuu weli yahay dal aan ku kalsoonahay iyo saaxiib istiraatiiji ah, isagoo garab taagan Soomaaliya inta aan ku jirno dib u dhiska dowladnimadeenna iyo xoojinta hay\u2019adaha qaranka\u201d ayuu yiri Wasiirka Gaadiidka &amp; Dekadaha Badda XFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac<\/p>\n<p>Wasiirka Gaadiidka iyo Kaabeyaasha Dhaqaalaha ee Turkiga, Cabdulqaadir Uralo\u011flu ayaa sheegay in dhankiisa uu xoojinayo wadashaqaynta kala dhaxeysa Soomaaliya isaga oo intaas ku daray inay ka taageerayaan horumarinta Dekedaha, Ganacsiga &amp; Horumarinta Dhaqaalaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 3. july 2026 {CBB}Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa iska kaashanaya xoojinta iskaashiga dhinaca Badda kaddib markii ay kulmeen Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac &amp; dhiggiisa Turkiga, Abdulkadir Uralo\u011flu. Soomaaliya &amp; Turkiga waxaa ka dhaxeeya xiriir wanaagsan iyada oo sanadihii u dambeeyay labada Dowlad ay ka shaqaynayeen iskaashiga labada Dal, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12683,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12682","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12682","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12682"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12682\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12684,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12682\/revisions\/12684"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12683"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12682"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12682"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12682"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}