{"id":12685,"date":"2026-07-04T10:35:15","date_gmt":"2026-07-04T10:35:15","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12685"},"modified":"2026-07-04T10:35:43","modified_gmt":"2026-07-04T10:35:43","slug":"dowladda-soomaaliya-ma-la-wareegi-kartaa-amniga-guud-ee-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12685","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya ma la wareegi kartaa Amniga guud ee Dalka.?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti\u00a0 4. july 2026 {CBB}<\/strong>Midowga Afrika ayaa caddeeyay in aan howlgalka AUSSOM la sii wadi karin taageero la\u2019aanta Beesha Caalamka, isla markaasna loo baahan yahay cid badasha dhaqaalaha uu joojiyay Mareykanka.<\/p>\n<p>Midowga Afrika (AU) ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray Lataliyayaasha Militari ee waddamada xubnaha ka ah Golaha Nabadda iyo Amniga, kaddib markii Mareykanka uu ku dhawaaqay inuu joojinayo taageerada Amni ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxda Guddiga AU ka ayaa ka tashanaayo saameynta ka dhalatay go\u2019aanka Mareykanka, qorshe-hawleed deg deg ah iyo waqtiyada ay tahay in la qaado tillaabooyinka xiga si Ciidamada Afrika u sii joogaan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Go aanka Dowladda Mareykanka ayaa waxa uu ku soo beegmayaa Xili Dowladda Soomaaliya ay dhawaan soo bandhigtay cudud meleteri oo aad u xoogan.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/hiiraanweyn.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/midawga.jpg\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti\u00a0 4. july 2026 {CBB}Midowga Afrika ayaa caddeeyay in aan howlgalka AUSSOM la sii wadi karin taageero la\u2019aanta Beesha Caalamka, isla markaasna loo baahan yahay cid badasha dhaqaalaha uu joojiyay Mareykanka. Midowga Afrika (AU) ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray Lataliyayaasha Militari ee waddamada xubnaha ka ah Golaha Nabadda iyo Amniga, kaddib markii Mareykanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12686,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12685","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12685","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12685"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12685\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12688,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12685\/revisions\/12688"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12686"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12685"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12685"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12685"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}