{"id":12693,"date":"2026-07-04T10:43:31","date_gmt":"2026-07-04T10:43:31","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12693"},"modified":"2026-07-04T10:43:31","modified_gmt":"2026-07-04T10:43:31","slug":"kulmiye-kaah-oo-culays-siyaasadeed-saaray-xukuumadda-cirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12693","title":{"rendered":"Kulmiye &#038; KAAH oo culays siyaasadeed saaray Xukuumadda Cirro"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti\u00a0 4. july 2026 {CBB}<\/strong>Xisbiyada Kulmiye iyo KAAH ayaa la sheegay in ay culays siyaasadeed ay saareen Xukuumadda Cabdiraxmaan Cirro kaddib markii ay meel fog ka istaageen in Qudus loo aqoonsado Israa\u2019iil iyada oo dalal badan oo Caalamka meel fog ka istaageen.<\/p>\n<p>Hoggaanka sare ee labadaan Xisbi waa Kulmiye &amp; KAAH ayaa billaabay barnaamijyo iyo fariimo ay la wadaagayaan Bulshada ku nool deegaannada Maamulka Waqooyi Galbeed iyaga oo Cabdiraxmaan Cirro ku eedeeyay in uu meel iska dhigay Dastuurka Maamulkaas.<\/p>\n<p>Waxa ay shaki xooggan geliyeen sababta Cirro uu u qarinayo heshiiska uu la galay Maamulka Israa\u2019iil, sababta Wasiirro muhiim ah uu u wadan waayay, la tashi la\u2019aanta Xisbiyada Mucaaradka iyo tallaabooyin kale oo qaaday oo guux siyaasadeed abuuray.<\/p>\n<p>Muuse Biixi Cabdi &amp; Maxamed Xaashi ayaa hoggaan u ah xubnaha wada qorshahaan ka dhanka ah Xukuumadda Cabdiraxmaan Cirro, hadallo adag ayay dhowaan is dhaafsadeen waxaana ka dhashay falcelin ka timid dhinaca Bulshada.<\/p>\n<p>Waxaa la sheegay in Qaar kamid ah Xildhibaannada Golaha Wakiillada ee Maamulka Waqooyi Galbeed kana tirsan Xisbiyada Kulmiye &amp; KAAH ay billaabay sidii ay u diyaarin lahaayeen mooshin ay ku dalbanayaan in Cirro uu horgeeyo heshiiska uu lasoo galay Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Inkasta oo mooshinkaan uu yahay mid socda waxa ay Xildhibaannadu rabaan in ay dhagaystaan warbixinta Hoggaamiye Cabdiraxmaan Cirro iyo heshiisyada oo qoraal ah, waxaana taagan su\u2019aalaha la xiriira culayska ka yimid dalalka diidan tallaabadaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti\u00a0 4. july 2026 {CBB}Xisbiyada Kulmiye iyo KAAH ayaa la sheegay in ay culays siyaasadeed ay saareen Xukuumadda Cabdiraxmaan Cirro kaddib markii ay meel fog ka istaageen in Qudus loo aqoonsado Israa\u2019iil iyada oo dalal badan oo Caalamka meel fog ka istaageen. Hoggaanka sare ee labadaan Xisbi waa Kulmiye &amp; KAAH ayaa billaabay barnaamijyo iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12694,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12693","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12693","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12693"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12693\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12695,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12693\/revisions\/12695"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12694"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12693"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12693"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12693"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}