{"id":12702,"date":"2026-07-04T12:35:55","date_gmt":"2026-07-04T12:35:55","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12702"},"modified":"2026-07-04T12:35:55","modified_gmt":"2026-07-04T12:35:55","slug":"hoggaamiye-sheekh-aadan-madoobe-oo-kulan-la-qaatay-guddiga-qabanqaabada-caleema-saarka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12702","title":{"rendered":"Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo kulan la qaatay Guddiga Qabanqaabada Caleema-saarka"},"content":{"rendered":"<p class=\"isSelectedEnd\"><strong>Baydhabo, 4 Juun 2026<\/strong> \u2013 Hoggaamiyaha Dowladda Gobaleedka\u00a0 Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Guddoonka Baarlamaanka Dowladda Koonfur Galbeed, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Guddiga Qabanqaabada Munaasabadda Caleema-saarka.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Kulankan ayaa diiradda lagu saaray dhageysiga warbixin faahfaahsan oo ku saabsan heerka uu marayo diyaar-garowga munaasabadda caleema-saarka. Guddiga qabanqaabada ayaa soo bandhigay qorshayaasha la xiriira habsami u socodka munaasabadda, soo dhoweynta martida, sugidda amniga, iyo howlaha kale ee muhiimka u ah qabsoomidda xafladda.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Hoggaamiyaha iyo Guddoonka Baarlamaanka ayaa si gaar ah u bogaadiyey dadaalka iyo shaqada ay guddigu wadaan, iyagoo ku boorriyey in la dardargeliyo howlaha harsan, lana hubiyo in munaasabadda ay u dhacdo si nidaamsan oo heer sare ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale, kulanka waxaa lagu adkeeyey muhiimadda ay leedahay iskaashiga iyo wada-shaqeynta hay\u2019adaha dowladda iyo guddiyada kala duwan ee loo xil saaray qabanqaabada, si loo xaqiijiyo in munaasabadda caleema-saarka ay noqoto mid si habsami leh u qabsoonta, kana tarjumeysa midnimada iyo horumarka Dowladda Koonfur Galbeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo, 4 Juun 2026 \u2013 Hoggaamiyaha Dowladda Gobaleedka\u00a0 Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Guddoonka Baarlamaanka Dowladda Koonfur Galbeed, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Guddiga Qabanqaabada Munaasabadda Caleema-saarka. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray dhageysiga warbixin faahfaahsan oo ku saabsan heerka uu marayo diyaar-garowga munaasabadda caleema-saarka. Guddiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12703,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12702","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12702","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12702"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12702\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12704,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12702\/revisions\/12704"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12703"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12702"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12702"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12702"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}