{"id":12734,"date":"2026-07-05T12:12:22","date_gmt":"2026-07-05T12:12:22","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12734"},"modified":"2026-07-05T12:12:22","modified_gmt":"2026-07-05T12:12:22","slug":"maamulka-gobolka-banaadir-oo-billaabay-howlgal-ka-dhan-ah-loda-dhex-socota-waddooyinka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12734","title":{"rendered":"Maamulka Gobolka Banaadir oo billaabay Howlgal ka dhan ah Lo\u2019da dhex socota Waddooyinka Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 05, Luulyo, 2026 {CBB}<\/strong>Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Magaalada Muqdisho ka billaabay howlgallo lagu xaraynayo Lo\u2019da fadhiisata Waddooyinka Caasimadda kaddib markii uu horay uga soosaaray amar si gaar ah ugu socday dadka dhaqda xoolahaas.<\/p>\n<p>Dowladda Hoose ee Xamar ayaa Magaalada Muqdisho ka qumisay dhowr neef si ay u geeyaan goobta loogu talagalay in lagu hayo ilaa inta ay ka tagayaan Dadka iska leh ee horay digniinta loogu diray sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p>Lo\u2019da oo dhinacyada waddooyinka iyo bartamihiisa fadhiisata ayaa xiliyada qaar sababta shilal halka sidoo kale ay caqabad ku tahay bilicda Caasimadda sida ay ku doodeen mas\u2019uuliyiin katirsan Dowladda Hoose ee Xamar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 05, Luulyo, 2026 {CBB}Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Magaalada Muqdisho ka billaabay howlgallo lagu xaraynayo Lo\u2019da fadhiisata Waddooyinka Caasimadda kaddib markii uu horay uga soosaaray amar si gaar ah ugu socday dadka dhaqda xoolahaas. Dowladda Hoose ee Xamar ayaa Magaalada Muqdisho ka qumisay dhowr neef si ay u geeyaan goobta loogu talagalay in lagu hayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12735,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12734","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12734","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12734"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12734\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12736,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12734\/revisions\/12736"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12735"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12734"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12734"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12734"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}